Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka jawaabay eedo uga yimid maamulka Puntland ee Soomaaliya oo sheegay in kooxaha argagixisadda ee Galgala ka dagalamay inay taageerto Somaliland.
Somaliland ayaa eedaasi ku tilmaamay mid caado ka noqotay Puntland oo horeba ugu eedeen jireen argagixiso, haseyeeshee waxa uu xusay in...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa xalay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah la qaatay dhallinyaro Soomaaliyedd oo maxaabiis ku ahaa dalka Liibiya, kuwaas oo dib ugu soo laabtay dal kaddib markii ay u fududaysay xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo u mahed-celiyay cid walba ka shaqaysay...
Waxaa magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ka soconaya qabanqaabada shirka Amniga Qaranka oo la filayo in galinka dambe ee maanta uu furmo magaaladaasi.
Shirkan ayaa dhowr jeer oo hore dib u dhacay waxaana maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.
Dib u dhaca shirkaan ayaa...
Kooxo hubeysan ayaa habeennimadii xalay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu waramayaa in ay ku toogteen labo Wiil oo dhalinyaro ah sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen dadka degmada, gaar ahaan aaga uu dilku ka dhacay ee xaafadda Suuq Bacaad.
Waxaa goobta ka baxsaday raggii toogashada geystay oo la sheegay in...
Dowladda Talyaaniga ayaa markii ugu horeysay ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ku wareejisay gadiid casri ah oo ka mid ah gadiid ugu qaalisan dunida kuwaa oo ay ku xiran yihiin qalabka looga hortago Qaraxyada.
Safiirka dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa Taliyaha ciidamada Booliska Jen. Bashiir Cabdi Maxamed ku wareejiyay furayaasha gaadiidkan oo...
Rag bastoolado ku hubeysan ayaa lagu waramaya in xalay degmada Baardheere ee gobolka Gedo ku dileen Sheekh Cabdiraxmaan Shariif oo ka mid ahaa culimada ugu caansan gobolka.
Alle ha u naxariistee Shiikha la dilay ayaa lagu magacaabaa Shiikh C/raxmaan Shariif, waxaana la dilay xalay fiidkii hore sida ay soo sheegeen...
Maxkamadda Dastuuriga ah Madagascar ayaa dowladda u qabatay iney muddo 4 maalmood ah ay xilka kaga degto, ama ay toddoba maalmood gudahood ku soo dhisto dowlad loo dhan yahay.
Hoggaamiyaha dalka ayaa waxuu ku guul darreystay inuu soo afjaro muranka siyaasadeed ee taagneyd tani yo jimcihi la soo dhaafay, iyada...
Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowlad gobolleedka Puntland iyo xooggag loo maleynayo in ay ka tirsan yihiin Al-shabaab oo weerar ku qaaday saldhig ciidan.
Wararka ayaa sheegaya in dagaalka labada dhinac uu socday dhawr saacadood oo xiriir...
Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in Askari horay uga tirsanaa ciidamada Puntland uu toogasho ku dilay Wiil iyo Aabihii.
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo ee dowlad gobolleedka Puntland Maxamed Yaasiin Axmed ayaa shegay in Askarigan oo horay loogu ruqseeyay ciidamada uu rasaas ku furay dad ku sugnaa...
https://youtu.be/G7jhxdPiE9A


















