Tuesday, August 25, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

 Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa xalay kormeeray qeybo ka mid ah degmooyinka Muqdisho, waxaana kormeeray ra’iisal wasaaraha lagu sheegay in mid amniga la xiriira. Ra’iisal wasaaraha ayaa tagay qeybo ka mid ah Isgoysyada Muqdisho oo xiligaa ay howlgalo kala duwan ka wadeen ciidamada u xil saran amaanka...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya deegaanka Baar-Sanguuni ee gobolka Jubbada hoose oo maalintii shalay weerar Ismiidamin ah ka geysteen dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab. Sidoo kale Jimihii ina dhaafay weerar Al-shabaab ay ka geysteen deegaanka ayaa lagu dilay Askari Mareykanka ah, iyadoo Afar kalana lagu dhaawacay weerarka. Dadka deegaanka ayaa...
Saraakiil Dhalinyaro Soomaali ah ayaa tababar loogu soo gabagabeeyay dalka Turkiga, halkaasoo muddo ku baranayeen casharo la xiriira heerarka iyo sharciyada kala duwan ee ciidamada leeyihiin. Dhalinyarada Soomaalida oo gaaray 63 sarkaal ayaa loo tababaray qeybaha kala duwan ee ciidamada, waxaana ay tababar la qaadanayeen Saraakiil ka socotay NATO, saraakiil...
 Guddiga difaaca Puntland oo maanta mar kale shir jaraa'id ku qabtay magaalada xarunta ah ee Garoowe ayaa ka jawaabay hadal dhawaan uu jeediyay guddoomiyaha xisbiga UCID ee Soomaaliland, Faysal Cali Waraabe. Wasiirka arrimaha gudaha Puntland,Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) wuxuu sheegay inay ahayd wax laga xumaado hadalka Faysal Cali Waraabe oo...
Wasiirka Wasaarada maaliyada xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka hadlay wax-yaabihii u qabsoomay wasaarada maaliyada bishii la soo dhaafay ee May. Wasiirka ayaa ka warbixiyay kulamo uu magaalada Nairobi kula yeeshay hay’addo caalami ah oo ka shaqeeya arrimaha maaliyada iyo dowladdaha qaar ee...
Madaxweynaha dalka Mareynkanka Donald Trump ayaa sheegay in uu ka tacsiyeeynayo geerida Askari Mareykanka ah ah looga dilay Soomaaliya, kaddib weerar Al-shabaab ay ku qaadeen iyaga oo ku sugan deegaanka Sanguuni ee dalka Soomaaliya. Qoraal kooban oo uu soo dhigay Boggiisa Twitter –ka ayuu ku sheegay in uu ka tacsiyeeynayo...
Dadka ku nool gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa dhigay dibadbax ay uga soo horjeedaan go’aankii dowladooda ee ku aadanaa in la dhaqangaliyo heshiiskii nabadda ee lagu soo afjaray dagaalkii xuduuda ee kala dhaxeya Eritrea. Ku dhawaad 6,000 oo ah dadka ku nool xuduuda labada dal ayaa ka qaybgalay dibadbaxyada. Waxa...
Xooggag Al-shabaab ayaa la sheegay in ay weerar ku dileel askari Maraykan ah, sidoo kale waxaa weerarkaasi la sheegay in ay ku dhaawacmeen ilaa Afar kale oo askari oo Mareykan ah. Wararku waxaa ay intaa ku darayaan in ciidamadan la bartilmaameedsaday wadeen howlgal ay ku gacan siinayaan ciidamada Soomaaliya ee...
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in  nabad waarta oo laga gaaro colaadda iyo degenaanshaha ay muhiim u  tahay Soomaaliya oo wajaheysa caqabado ka hortaagan helista dowlad federali ah oo si wanaagsan u shaqeysa. Qaramada Midoobey ayaa ugu baaqday madaxda Somaliland iyo Puntland in ay joojiyaan colaadda gobolka Sool, ciidamada ay kala...
Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdiga uu hogaaminayo ee ku sugan Jabuuti ayaa booqday degmadda Cali-cadde oo ka tirsan gobolka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti, halkaas oo ay ku nool yihiin Qaxooti Soomaaliyeed oo ka barakacay colaadihii dalka ragaadiyay. Ra’iisul wasaare Khayre iyo wafdigiisa ayaa...