Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Baarlamaanka Puntland oo Isniinta maanta ah fadhi ku yeeshay xaruntiisa magaalada Garoowe ayaa meelmariyay ajandaha muddada uu socdo kalfadhiga 41 aad. Fadhiga saddexaad kalfadhiga 41- aad waxa ka soo qeyb galay 42 xildhibaan , waxaana shir guddoomiyay guddoomiyaha golaha wakiilada Puntland,Axmed Cali Xaashi. Doodii wax ku kordhinta iyo wax ka...
Beel ka mid ah beelaha waaweyn ee reer Somaliland ayaa shir uga furmay Buurta gacan libaaax ee gobolka Saaxil, kaasi oo ay kaga arrinsanayaan arrimo khuseeya beeshooda. Shirkan ay qabsanayaan beesha Garxajis (Beesha Ismaciil Isaxaaq) ayaa loogu magac daray Tol-wanaaje laba, waxaana ka soo qaybgallay shan boqol iyo konton ergay...
Shir looga hadlayay arimaha Beeraha oo ay ka soo qeybgakeen aqoonyhano Soomaaliyeed oo ka kala yimid meelo kala gadisan ayaa manta lagu soo xiray magaalada Columbus Ohio ee dalkan Mareyknka. Shirka oo soo biloowday maalinimadii jimcada waxa uu sadxda cisho ka socday Jaamacada Ohio State University ee magaalada Columbus,waxaana ka...
                                                                                                  ...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa ku sugan magaalada Kigali ee dalka Rwanda, kaddib casuumaad uu ka helay madaxweynaha dalkaas, Paul Kagame. Booqashadan oo hal maalin qaadan doonta ayaa ra'iisul wasaaraha wuxuu kulamo la qaadan doona madaxda sare ee dalkaas, waxaana kulanka ugu horreeya uu caawa la qaadanaya dhiggiisa...
  Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Tayyib Erdogan oo ku guuleystay doorashadii madaxtinimo ee Turkiya ka dhacday. Codadka in ka badan 95% oo ilaa hadda la tiriyey ayaa Recep Tayyip Erdogan waxaa uu helay 53% taasoo si hordhac ka dhigan in uu ku...
Recep Tayyip Erdogan ayaa marki labaad ku guuleystay madaxweynanimada dalkaasi Turkiga oo la tiriyey codadki doorashada laga dhiibtay 99 boqolkiiba sida ay sheegtay warbaahinta dowladda. Erdogan ayaa waxsa uu doorashada ugu guuleystay hogaaminayaa boqolkiiba 52.5, halka ninka dhaw ee ay ishayeen ee Muharrem Ince uu uruursaday boqolkiiba 30.7. Waxaa uu helay...
Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa loo soo qabtay in ka tirsanaa Al-shabaab,  sidoo kale waxaa loo heystay in uu ka dambeey dilka Marxuum Cabdulla Maalin Maxam’d  oo ka tirsanaa ciidamada Ilaalada Xamar (Minishiibiyo) Taariikhdu markey aheyd 22/02/2018, dilkaasi oo ka dhacay degmada Yaaqshiid. Cabdullaahi Xasan Axm’d Maalin (Warranto) ayaa...
Waxaa la soo xiray goobihii codbixinta doorashada madaxtinimo iyo tan baarlamaaniga dalka Turkiga ayaa soo xirantay 5-tii galabnimo ee maanta oo Axada, waxaana codkooda dhiibtay 56 milyan oo Turkish ah. Tirinta codadka ayaa ayaa bilaabatay 180,065 goobood oo codadka laga dhiibtay maanta, waxaa sidoo kale cododkooda la tirinayaa dadka Turkida...
Wasaaradda warfaafinta , Isgaarsiinta iyo boostada Puntland ayaa shaaca ka qaaday inay xiriirka u jartay wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo teknoolajiyada dowladda federaalka Soomaaliya, sida ku cad war qoraal ah oo ay baahisay wasaaradda oo lugu sheegay Puntland inaysan aqoonsaneyn guddiga isgaarsiinta ee u magacaabay wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta. Puntland waxaa...