Wasiirka Wasaaradda Gaashandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Maxamed ayaa xafiiskiisa kula kulmay saraakiil ka socota howlaglka Mareykanka ee Soomaaliya, Midowga Yurub iyo saraakiisha xeradda tabbabarada TURKISOM ee lagu tabbabaro ciidamada xooga dalka Soomaaliya.
Kulanka, ayaa waxaa looga hadlay dardar gelinta tayaynta iyo qalabeynta ciidanka xoogga dalka Soomaaliya iyo u...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay waxa uu xarunta madaxtooyada ugu sameeyay casho sharaf guddigii qaban-qaabada munaasabadihii 26ka Juunyo iyo 1-da Luuliyo.
Madaxweyne Farmaajo oo hadal kooban oo mahadnaq ah goobta ka jeediyay ayaa ugu horreyn uga mahadceliyay Guddiga Qabanqaabada, oo uu hormuud u ahaa wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo...
Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ciidamada ka tiran Booliska Kenya shalay gelinkii dambe lagula eegtay deegaanka Lafey oo hoos-yimaada degmada Mandheera oo ka tirsan gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya.
Wararku waxaa ay sheegayaaan in in qarax miino uu tuulada Sheekh Baroow ku qabsaday mid ka mid...
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta soo saaray wareegto dib loogala noqday, isla markaana lagu baabi’iyey dhammaan heshiisyadii lagu bixiyey dhulka Jardiinooyinka.
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho. Markuu Arkay heshiisyadii lagu bixiyay dhulka jardiinooyinka ah ee ku yaal Isgoysyada Waddooyinka...
Madaxweynaha dowlad deegaanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo hadal kooban ka jeediyay munaasabad loo qabtay daah furka Ceelshidaalka laga baarayo ayaa si dadban u eedeeyay sarkaal Itoobiyaan ah oo sida uu hadalka u dhigay iska heysta deegaan ama goob uu Shidaal ka buuxo.
Muuqaalka lagu baahiyay baraha bulshada ayuu madaxweynuhu...
Wararka ka imanaya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in uu halkaa ka soconayo dibadbax ballaaran oo looga soo horjeedo diidmada Shilinga Soomaaliga.
Banaanbaxa ayaa waxaa soo qabanqaabiyay Bulshadda kunool Magaalada Gaalkacyo, waxaana ay sheegeen in maalmihii lasoo dhaafay ganacsatadda magaalada ay diideen in ay qaataan lacagta Shilinga...
Dowladda Soomaaliya ayaa u direysa dalka Canada wafdi sare oo la sheegay inay ka shaqeynayaan siddii loo xoojin lahaa xiriirka labada dal.
"Dowladda Soomaaliya waxay xoojineysa xiriirka Canada.. halkan waxaa imaan doonna wafdi sare oo dowladda ka socda." ayuu yiri Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Calaamiga ah ee Soomaaliya, Amb Jamaal...
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka Soomaaliya ayaa dood Aqoon-Isweydaarsi ah oo ku saabsan siddii loo heli lahaa Dastuur dhameystiran oo Soomaali leedahay la yeelatay qaar kamid Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Waqooyiga London ee dalka Ingiriiska.
Doodda oo ay ka soo qaybgaleen waxgarad, culumaa’udiin, haweenka, dhallinyarada iyo oday dhaqameedyo ayaa waxaa lagu...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka xukuummadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo magaalada Nouakchott ee caasimadda dalka Mauritania uga qeyb galay shir madaxeedkii Midawga Afrika, ayaa la kulmay Gudoomiyaha Guddiga Midawga Afrika, Moussa Faki Mahamat.
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka iyo Moussa Faki Mahamat ayaa ka wada halay nabadda iyo xasilloonida guud ahaan gobolka...
Wakiilka gaar ah ee howlgalka midowga Africa AMISOM Francisco Madeira oo la kulmay guddoomiyaha Aqalka sare ee Soomaaliya Cabdi Xaanshi Cabdullaahi, waxaa uu ka raaligaliyay tabashu uu qabay guddoomiyaha oo aheyd in ciidamada AMISOM ku carqaladeeyeen garoonka Adan Cadde xili uu ku sii jeeday dalka dibediisa.
Kulanka waxaa joogay Labada...


















