Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa shir gudoomiyay kulanka Todobaadlaha ah ee guddiga dhaqaalaha dalka oo looga hadlay sidii loo horumarin lahaa dhaqaalaha dalka, dhismaha golaha dhaqaalaha, Sharciga iibka, sharciga canshuuraha, qaadista canshuurta berriga iyo maaraynta maaliyadda. Ugu horeyn Wasiirka maaliyadda Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan...
Ra’isal Wasaaraha Is-bedel doonka ah ee Itoobiya Abiy Axmed oo xilkan loo doortay bishii April ee la soo dhaafay waxaa uu gar-waaqsaday in la soo afjaro dagaal muddo ka badan 20 sano dalkiisa kala dhaxeeyay dowlad ay dariska yihiin ee Eritrea. Tallaabadan uu qaaday ra’iisal wasaaraha Itoobiya marka laga soo...
 Hooyooyin ay ka xidhan yihiin dhalinyaro ay dhaleen ayaa maanta cabasho la hor tagay dhismaha madaxtooyada Somaliland horteeda, waxaana ay madaxweynaha ka codsadeen inay dhalinyaradaas mudadada sanadka ah xidhan loo siidaayo mar hadii dambigii loo xidhay lagu waayey. Dhallinyaradan xidhan iyo wadaad caan ka ah Hargeysa ayaa ku eedeysan arrimo...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galaya munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan oo bishii hore dib loo doortay. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in uu maanta uga sii gudbo dalka Jabuuti magaalada Ankara ee dalka Turkiga, si uu uga qeyb-galo munaasabadda caleema saarka Madaxweynaha Turkiga. Munaasabada...
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goor dhow ka degay magaalada Asmara ee dalka Eritrea, taasoo ah safarkii u horeeyay oo Mas’uul Itoobiyaan ah ku tago Eritrea muddo 20 sano ah. Abiy Ahmed ayaa booqashadiisa taariikhiga ah ay qeyb ka tahay dadaalada iyo is bedelada uu ka wado dalkiisa iyo...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre oo uu wehliyo taliyaha ciidamada Booliiska ayaa xalay booqday cisbitaallada lagu daweynayo dadkii ku dhaawacmay weerarkii aragagaxisadu ay la beegsadeen xarunta Wasaaradaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga. Ra’iisal Wasaaraha ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku naf-waayay qaraxaas ay kooxda caadeysatay daadinta...
Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ahna ku- simaha Madaxweynah Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa saakay ku wajahan Magaalada Baydhabo ee Xarunta maamulka Koofur galbeed. Guddoomiyaha safarkiisa Baydhabo waxaa ku wehlinaya Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka. Ku simaha Madaxweynaha JFS ahna guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa inta uu ku sugan yahay...
Ra’iisal wasaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed ayaa maanta lagu wadaa in booqasho Taariikhi ah uu ku tago magaalada Casmara ee casimadda Eritrea. Itoobiya iyo eratariya ayaa waxa sanaddii 1998 dhexmaray dagaal lagu hoobtay oo socday muddo 20 sano ah islamarkana labadaba wax xiriir ah malahayn tan iyo wixii xilligaasi...
Qaar ka mid ah dalalka danbeeya arimaha Soomaaliya iyo Ururro caalami ah ayaa si kulul u cambaareeyay Qaraxyadii shalay lagu weeraray xarumaha Wasaaraddaha Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka. Dowladdaha Carabta, kuwa Yurub, iyo dalka Mareykanka ayaa sheegay in Qaraxaasi ay aad uga naxeen, islamarkaana uu ku soo aaday xilli Amniga...
G/lle Saleebaan Cabdi Caatay ayaa dhintay, gudoomiyihii degmada Taleex isagana dhaawac culus ayaa soo gaadhey kaddib markii iyagoo safar ugu socdey Laascaanood ciidamada Puntland baleen. C/rashiid Maxamed Axmed Xiir Gudoomiyaha Gobolka Xaysimo (Taleex) oo safarkaasi ka mid ahaa ayaa ka badbaadey oo soo gaadhey magaalada Laascaanood. Falkan ayaa sida uu u...