Dad gaaraya ilaa 500 oo Soomaali ah ayaa ka badbaaday in laga masaafuriyo dalka Mareykanka kaddib markii Waaxda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ee loo yaqaan Home Land Security u cusbooneysiiyay sharciga TPS-ka.
Waxaa la sheegay in aritan ay ay ku timid kaddib markii Senataro Mareykan ah oo gaaraya 22 iyo...
Guddiga Amniga Qaranka oo kulan ku yeeshay xalay magaalada Muqdisho ayaa soo saaray awaamiir ku aaddan amniga caasimadda iyo Dekedda Muqdisho.
Madaxweynaha J.F.S Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isugu yeeray guddiga Amniga Qaranka, si looga jawaabo cabashooyin ka yimid shacabka caasimadda, dood dheer oo ay yeesheen guddiga keddib waxa ay...
Waxaa isbitaal ku yaala magaalada London ee dalka Britain xalay ku geeriyooday rug cadaa saxaafadeed Alle u ha u naxariisto Yoonis Cali Nuur in ka badan 30 sano ka tirsnaa Laanta Afka Soomaaliga ee BBCda.
Laakiin waayadii ugu danbeeyay yoonis waa uu ka fariistay ka shaqeynta Warbaahinta isaga oo ahaa...
Urur Xiriir Dhaw La Leh Xarakada Al-shabaab oo Mareykanku Sheegay in Liiska Argagixisada Lagu Darey.
Wasaaradda arrimaha dibeda dalka Mareykanka ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in Liiiska Argagixisada lagu diray Ururka Jamaactu Al Hijra oo sida warbixinta lagu sheegay ka howlgala dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Mareykanka ayaa sheegay in kooxda sanadkii 2008-dii lagu ku aas aasanatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ay ka...
Kooxaha Xuutiyiinta ee ay taageerto Iiran ayaa lagu soo waramayaa in weerar ay ku qaadeen tuulada Al-Qadam oo ka tirsan degmada Atma oo galbeed ka xigta gobolka Dhamar in ay ku afduubteen ilaa 55 qof oo ay ku jiraan carruur da’doodu ka yartahay 12.
Dadka ay afduubteen ayay u dhaadhiciyeen...
Wasiirka Arrimaha dibada Dowladda Qadar Sultan bin Saad Al-Muraikhi,oo magaalada Brussels kaga qeyb galay shirka caalamiga ah ee arrimaha Soomaaliya (International Partnership Forum on Somalia),ayaa ugu baaqay Beesha caalamka in la kordhiyo lana joogteeyo taageerada la siinayo Dowladda Soomaaliya.
Sidoo kale, Wasiirka Arrimaha dibadda Qadar,ayaa ka dalbaday Beesha caalamka in...
Madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland Cabdi Wali Cali Gaas ayaa isaga jooga magaalada Brussels ee dalka Belgium -ka waxaa uu ku dhaliilay dowladda Soomaaliya habka ay u wajaheyso wadahaallada Somaliland.
Gaas ayaa sheegay in ay marka hore-ba qalad tahay in wada –hadallada lagu sheego mid u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland, taasoo...
Dowladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadday xaaladdii degdegga ahayd ee uu waddanku ku jiray, oo labo sano ka hor dalka la saaray kaddib markii uu dhacay afgambigii dhicisoobay.
Inta uu dalku ku jiray xaaladda degdegga ah kumannaan qof ayaa xabsiga la dhigay ama shaqooyinkooda ku waayey.
Laakiin dowladda ayaa go’aansatay...
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa amartay in xabsiga lagu sii hayo Andrew Brunson oo ah nin u dhashay dalka Mareykanka oo ay dowladda Turkiga ku eedeysay argagixisanimo.
Ninkan oo ah wadaad ka tirsan kaniisadaha Mareykanka ayaa xakunkiisani kusoo beegmayaa xilli ay dowladda Mareykanka dadaal ugu jirto in lasoo daayo...
Ciidamada la dagaalanka hubka iyo burcada dalka Canada ayaa xabsiga u taxaabay oo xiray Lix dhalinyaro Soomali ay ka mid ahaayeen kuwaa oo loo shakiyay in ay heysteen hub sharci darro ah.
Dhalinyarradan ayeey ciidamadu ka soo qabteen guri ay ku sugnaayeen oo ku yaala bartamaha magaalada Toronto ee dalkaasi...


















