Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay shirkii Soomaaliya loogu qabtay Brussels iyo sababta ay Somaliland uga maqnayd. “Shirka Brussels waxa loo qabtay Soomaaliya, iyagaa lagula hadlayey, meelna kumaynaan lahayn, qaabkii loo qabanayeyna weynu isku diidnay, waayo dawladaha qabanayey waxaa ay doonayeen inay u arkaan inay Soomaaliya mid tahay....
Magaalada Hargeysa waxa saaka ka furmay bandhiga buugaagta ee Hargeysa Internetional Book Fair oo sanad kasta bishan oo kale lagu qabto magaaladda Hargeysa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kamid ahaa marti sharaftii ka qayb-galay bandhiga furitaanka carwada buuggaagta ee Hargeysa International Book Fair. “ Waxaan si...
       Arimaha Dagaaladda kajira dagaanadda Soomaalida Iyo Oromada ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa Qaraar ka soo saaray Golaha Deegaanka ee Magaalda Minneapolis, uuna ku saxiixnaa Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey, qaraarkan ayaa waxa uu ugu baaqay dowladda Ethiopia ee uu hogaamiyo R/wasaare Abiy Axmed inay joojiso colaadda u dhaxaysa qowmiyadaha...
Dalka Yemen ayaa lagu soo waramayaa in Doon sida 160 ay ku degtay xeebaha Badda Shadwa ee Koonfur dalkaasi Yemen, sida laga soo xigtay hogaamiyayaasha qabaa’ilka iyo hay’addaha Amniga deegaankaas. Lama oga tirsada rasmiga ah ee dhimashada iyo haddi ay jiraanba muhaajiriin lasoo badbaadiyay, sida ay ku warameeyso Wakaalada Wararka...
Wararka naga soo gaaray degmada Boondheere ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in hal qof uu ku dhintay Qarax loogu xiray gaari yar oo ay saarnaayeen saddex ruux, meel aan ka fogeyn xarunta Wasaaradda Amniga. Goobjoogayaal ayaa sheegay in qofka dhintay uu ahaa darawalkii gaariga waday, sidoo kalana uu dhaawac soo...
War ay soo saareen golaha deegaanka magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota oo uu ku saxiixnaa duqa magaalada Jacob Frey ayaa loogu baaqay ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya in uu sida ugu dhaqsiyaha badan wax uga qabto colaada ka dhax taagan Qowmiyadaha Oromada iyo Soomaalida. Qaraarka ama Warkan ka soo baxay Golaha...
Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed C/laahi Cirro ayaa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ku eedeeyey inay dalkii godoon galisay,isla markaana siyaasaddii arrimaha dibadda hoos u dhac ku yimid. Sidoo kale, waxa uu sheegay in shirkiii Soomaaliya loogu qabtay Brussels ee uu Guddoomiyaha xisbiga UCID kula kulmay madaxweynaha Soomaaliya...
Iyadoo uu soo dhamaaday murankii dhinaca xudduuda ee muddo dheer-ba ka dhaxeeyay dowladdaha Eritrea iyo Itoobiya, ayeey dhinaca kale dowladda Dowladda Jabuuti ka codsatay  Qaramada Midoobay in la dhameeyo muranka xudduuda ee kala dhaxeeya dalka Eritrea. Maxamed Siyaaad Ducaale oo ah Safiirka Jabuuti u fadhiya Qaramada Midoobay qoraal uu u...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya gobolka Bari ee maamul gobolleedka Puntland kaddib markii sida la sheegay xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab subaxnimadii hore ee saakay la wareegeen saldhig-yo ciidamada ku lahaayeen deegaanka Af Urur. Ma jirto cid ka tirsan maamulka Puntland ama Al-shabaab oo warka arintan ku saabsan...