Monday, August 24, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Sarkaal lagu magacaabo Cabdifitaax Yamani oo la sheegay in uu ahaa taliyihii laanta socotada ee madaxtooyada Puntland ayaa lagu waramayaa in 22kii bishan uu gaari iyo hub kala baxsaday madaxtooyada Puntland, kaddib markii uu ka war-helay in  xilka laga qaadayo. Warkan oo lagu daabacay Shabakada PUNTLAND POST ayaa lagu sheegay...
Kulan looga doodayay dardar-galinta iyo ansixinta sharciga Naafada Qaranka oo lagu qabtay xarunta Aqalka sare ayaa waxaa ka qeyb-galay xubno ka socday Ururrada Naafada iyo guddoonka Aqalka sare. Cabdullaahi Macalin Axmed oo ku hadlay afka Naafada Qaranka ayaa ka sheekeeyay Taariikhda Naafada Qaranka ay soo mareen, waxaana uu Aqalka sare...
Maamulka gobolleedka Puntland ayaa ugu danbeyntii sii daayay dhalinyaro horaantii sanadkii 2017da lagu qabtay gaari xamuul ah oo qaraxyo siday, kaa oo ka anbabaxay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Agaasimaha Wasaaradda arrimaha gudaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Caruush Diiroow ayaa uga mahad celiyay dowlad gobolleedka Puntland sida ay aqbaleen...
Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa goor dhaw gaaray taliyaha ciidamada Booliiska Soomaaliya Sareeye Guuto Bashiir Cabdi Maxamed oo ay wehliyaan wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Michael Keating iyo saraakiil kale. Danjiraha a Qaramada Midoobay iyo taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliyeed waxaa magaalada Gaalkacyo kusoo...
Madaxweynaha dalka Shiinaha Xi Jinping ayaa la filayaa in maalmaha soo socda uu booqdo qaar ka mid ah dalalka qaarada Africa isaga oo lugtii ugu horeysay safarkiisan lagu soo dhaweeyay magaalada Dakar ee dalka Senegal halkaasoo ay uga bilaabatay booqasho Labo maalmood ah. Sidoo kale madaxweynaha Shinaha ayaa tagi doona dalal ay...
Iyadoo dhawaan guddiga Amniga Qaranka muddo 48 saac ah u qabteen in lagu furo jidadka xiran ee magaalada Muqdisho ayaa xalay ilaa saakay waxaa laga qaaday ciidamadii ku sugnaa inta badan Isgoys-yada magaalada. Arrintan ayaa u sahashay in uu mar kale dib u soo laabto isku socodkii gaadiidka dad-weynaha oo...
Kulan looga hadlayay dhibaatada hablaha Soomaaliyeed uu ku hayo gudniinka Fircooniga oo lagu qabtay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho ayuu ka sheegay xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir in dowladdu sharci adag ka soo saari doonto arinta ku saabsan gudniinka fircooniga. Maalmihii ugu danbeeyay waxaa warbaahinta iyo...
Hay’adda ayaa sheegtay in tan iyo baaqii Madaxweyne-ku-xigeen Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ee gurmadka duufaantii SAGAR ee sida daran u halakaysay deegaanno badan oo ka tirsan gobolka Awdal, ay hay’dda samo-falka ee Amoud Foundation in ka badan 2834 qoys (23,000 oo ruux) gaarsiisay raashin bil ah iyo hoy...
Dowladda Soomaaliya ayaa gabi ahaanba soo dhaweysay qodobadii ka soo baxay shirkii Brussels ee Iskaashiga Soomaaliya oo ay ka qeybgaleen madaxda ugu sareysa dalka Soomaliya iyo wafuud ka kala soctay beesha caalamka. War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in in dowladdu ay soo dhaweynayso in...
Tiro ka badan 200 oo ruux oo Soomaali ah ayaa lagu waramayaa in ay ku xayiran yihiin saldhig ciidan oo ku yaala deegaanka Guji ee dhulka Ismaamulka Qowmiyada Oromada, halkaa oo ay gabaad ka dhigteen. Qaar ka mid ah haweenka Soomaalida ah ee ku xayiran saldhiggan ayaa la sheegay in...