Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo xalay khudbad ka jeedinayay munaasabada lagu maamuusayay 12ka August oo ku beegan maalinta dhalinyaradda aduunka ayaa u digay mas’uuliyiinta dowladda ee ku kacaya musuq-maasuqa. “Waxaanan aqbali doonin in dalkaan musuq maasuq lagu dhaqo, waxaan halkan ka cadeynayaa halkan farriin uga dirno qof...
Dawladda Turkiga ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabo ay ku dajinayso suuqyada ka dib markii qiimaha lacqag-toodu uu meeshii ugu hoosaysay ka gaaray suuqyada saamiyada ee Aasiya. Faah faahinta tallaabadaas ayaa wax yar ka dib la shaacin doonaa, sida uu wargaeyska Turkiga ka soo baxa ee Hurriyet u sheegay wasiirka...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Ururka hubeysan ee ONLF ay xalay ka degan magaalada Addis Ababa ee dalka. Wafdiga oo uu hoggaaminayey afhayeenka Jabhadda ONLF Caddaani Cabdulqaadir waxaa ay ka kooban yihiin 3 xubnood oo sare. Wafdiga waxaa gigada diyaaradaha caaliga ee Bole ku soo dhaweeyey wasiiru dowlaha xafiiska...
                        Iyadoo shalay ay ku beegneyd 12 August maalinta dhalinyaradda aduunka ayaa dhinaca kale degmada War-Dheegley ee gobolka Banaadir waxaa lagu qabtay munasabad lagu soo xiray gabdho Soomaaliyeed oo la baray xirfado ay ku shaqeystaan sida qorista Af-Soomaaliga, Xisaab iyo Kambiyuutar sida ay Hiiraan Online u sheegeen howlwadeennada tababarka. .Tababarkaan Noocaan waxaa...
Ra’iisal Wasaaraha Xukuummadda Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay xuska maalinta dhallinyarada aduunka (Agoosto 12) ayaa 1,000 dhallinyaro Soomaaliyeed u sameeyay ballan qaad shaqo. Ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho ku adkeeyay in uu codsiyada shaqo ka qabto kun dhalliyaro...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhallinyarada Soomaaliyeed ay laf-dhabar u yihiin horumarka iyo hor-u-socodka dalka, dawladdiisuna ay diyaar u tahay in ay si dhaw ula shaqayso, fursad-na ay u siiso dhallinyarada in ay qayb weyn ka qaataan dib u dhiska dalka. “Dhallinyarada Soomaaliyeed waxa...
Munaasabad lagu Xusayey Maalinta Dhalinyarada Aduunka 12- Agoosto 2018 ayaa lagu qabtey Xarunta Jaamacadda Ummada Soomaaliyeed , waxaana ka qayb galey Wasiiro, Masuuliyiinta Jaamacadda Ummada, Macalimiinta Jaamacada, Dhalinyaro isugu jirey Wiilal iyo Gabdho iyo Marti Sharaf kale. Munaasbadaas oo ay soo agaasimeen Dallada SOYDEN iyo Hay'ada Socdaalka Nabada ayaa Halku...
                    Goobtan oo loo yaqaan Dhagax-jabinta, dhanka waqooyina kaga beegan Kismaayo ayaa waxaa maanta ku dhintay ilaa sedex kamid ah shaqaale halkaasi dhagax ka soo saarayay kadib markii ay kusoo duntay buur dhagax ah. Buurahan laga qodo dhagaxa loo isticmaalo dhisamayaasha magaalada Kismaayo ayaa marka aad booqato waxaad arkeeysaa buuro waaweyn...
Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dawladda Itoobiya. Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in xabbad joojinta oo dhaqan galaysa 12ka duhurnimo ee 12ka Agoosto ay salka ku hayso "baaqa...
Madaxweynaha dalka Turkiga  Recep Tayyip Erdogan ayaa ku hanjabay in uu dhagaha ka fureysanayo handadaadda uga imaanaysa Mareykanka ee ku saasban xariga baadari Ameericaan ah oo Turkigu u haysto eedo la xiriira argagixisanimo. Erdogan ayaa Mareykanka uga digay in Turkigu uu diyaar u yahay in uusan ku ganacsan wax doolar...