Wasiirka wasaarradda arrimaha dibedda ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku howlan tahay sida uu hadalka u dhigay in ay dhax-dhaxaadiso dowladdaha Eritrea iyo Jabuuti.
Shalay waxaa magaalada Muqdisho soo gaaray wasiirka arrimaha dibedda Eritrea Cismaan Saalax iyo wafdi uu horkacayo oo kulamo kala duwan la yeeshay madaxda ugu sareysa dalka,...
Hawlgalka Qaramada Midoobay ee taageerada Soomaaliya UNSOM iyo Xafiiska wakiilka sare ee xuquuqda aadanaha ayaa shalay oo Isniin aheyd ku baaqay in la qaado tallaabooyin looga hortagayo in ay xad gudubyo ka dhacaan doorashada soo socota, kuwaasi oo ka dhan ah xuquuqda aadanaha.
Warbixin cusub oo ay soo saartay QM...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo mar kale ka hadlay xaalada dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in ay muhiim tahay in xalinta xiisadaa loo maro wada-tashi nabadeed.
Waa markii labaad ee ra’iisal wasaaruhu uu ka hadlo xaalada deegaanka todobaad gudihii, wuxuu-na sheegay in uu aad uga xumaaday rabshada iyo bur burka...
Tan iyo markii la magaacabay ra’iisal wasaaare Abiy Ahmed oo ah hogaamiye da’yar oo ka soo jeeda Qowmiyada Oromada guud ahaanba dalka Itoobiya iyo Geeska Africa waxaa ka curtay is badallo waaweyn oo siyaasadeed oo si lama filaan ah u dhacayay.
Isbadalladaasi kama uusan baxsan deegaanka Soomaalida Itoobiya oo waxaa...
Talaabooyinka lagu doonayay in lagu qaboojiyo qalalaasaha dhaqaalaha ee Turkiga ayaa lagu soo waramayaa in uu guul daraystay iyada oo suuqyada ay aad u sabaynayaan.
Waxaa kale oo meel xun maraya muranka ka dhaxeeya Maraykanka iyo Turkiga, iyada oo madaxweyne Erdogan uu Maraykanka ku eedeeyay in uu "Dhabarka naga toogtay"...
Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Ereteriya Cusmaan Saalax iyo Lataliyaha Madaxweynaha Ereteriya Mudane Yemane Gebreab oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Socdaalkan wafdiga Ereteriya ku soo gaareen magaalada Muqdisho ayaa daba socda safarkii uu Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay...
Xarun Shirkadda Hormuud Ku Laheyd Deegaanka Cali Buuleey ee G/J/hoose oo Ciidamo Kenyaan ahi Gubeen.
Deegaanka Cali Buuleey oo qiyaastii 30 km dhanka xuduudda Kenya ka xiga deegaanka Dhoobleey ee gobolka J/hoose ayaa lagu soo warmaayaa in ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ay ku gubeen xarun ay halkaasi ku lahayd shirkadda isgaarsiinta ee Hormuud.
Dadka deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa...
Qof u dhashay dalka Taiwan oo dalxiise ahaa ayaa lagu so waramayaa in uu dhintay kaddib markii ay qaniintay jeer xili uu sawirro isaga qaaday meel xeebra Naivasha dalka Kenya.
Ninkan ayaa ku dhintay wax yar uun kaddib isbitaalka degmada Naivasha oo la dhigay dhaawaciisa, sidoo kale waxaa weerarkan ka...
Wafdi heer sare oo uu horkacayo wasiirka arrimaha dibedda Eritrea ayaa goor dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre.
Wafdiga wasiirka arrimaha dibedda Eritrea ayaa sidoo kale waxaa ka mid la taliyaha madaxwey-naha ninka lagu magacaabo Yemane Ghebreab.
Wafdiga...
Koox gurmadka qaabilsan oo reer Yurub ah ayaa sheegtay in muhaajiriin ku xannibnaa badda Mediterraneanku ay u sheegeen in 5 markab ay iyaga iska dhaafeen oo diideen inay caawiyaan, ilaa markii kooxdani ay ugu dambeyn soo badbaadisay maalintii Jimcihii.
Aloys Vimard oo ka tirsan ururka SOS Mediterranne ayaa Axaddii shalay...


















