Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa ka dhacay Waddada Taleex qeybta degmada Hodan oo ka mid ah jidadka ugu isticmaalka iyo mashquulka badan magaalada Muqdisho, waxaana uu ahaa sida goob joogayaal sheegeen miino waddada dhinaceeda la dhigay.
Lama oga bartilmaameedka rasmiga ah ee Qarxan hasse ahaatee dad goobta ka agdhawaan...
Wasiirka Ganacsiga iyo Wershadaha ee Soomaaliya , Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo ku sugan magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa wada-hadal la yeeshay dhiggiisa dalka Kenya,Peter G. Munya.
Wada-hadalka oo waqti qaatay ayaa marka uu soo dhammaaday waxaa ay wasiirrada ganacsiga ee Soomaaliya iyo Kenya ay sheegeen in ay...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo howlo shaqo u joogay dalka Jabuuti ayaa maanta oo Jimca ah u ambabaxay dalka Turkiga, markii uu casuumaad rasmi ah ka helay dhiggiisa, Recep Tayyip Erdoğan.
Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirika Warbaahinta Madaxtooyada Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in...
Wasiirka arrimaha dibedda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa boggiisa Twitter-ka soo dhigay qoraal kooban oo uu uga hadlayo xiriirka labada dowladood Jabuuti iyo Soomaaliya.
Wasiirka ayaa Qoraalkiisa ku sheegay in xiriirka dhaxeeya labada dal uu sii ahaan doono mid xoogan marka loo eego khilaafkii dhawaan ka dhashay booqashadii madaxweynaha...
Shirkadda National Airways ee fadhigeedu yahay dalka Ethiopian ayaa ku dhawaaqday adeeg duulimaad oo toos ah oo u dhaxeyn doona magaalooyinka Muqdisho iyo Addis Ababa dhamaadka bishan.
Xusseen Xoosh oo ah madaxa shirkadda oo la hadlay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in diulimaadkan uu noqon doono saddex jeer todobaadka magaalooyinka Muqdisho iyo...
Ammin hore oo Khamiistii ah ayeey saraakiil Maraykan ah u sheegeen wakaaladda wararka ee AFP in la qiyaasayo in qabashada dhoolatus kaas ay ku kici doonto 92 milyan oo doolar.
Ninka madaxda u ah miisaaniyadda dhoolatusyada ayaa soo bandhigay qiyaas lacageed oo gaaraysa 10 ilaa 30 milyan markii uu Aqalka...
Kaddib kulan magaalada Muqdisho ay ku yeesheen xubnaha golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa hay’addaha iyo wasaaraddaha kala duwan ee dowladda lagu amray in ay ixtiraamaan, raacaan kuna dhaqmaan sharciga iibaka qaranka ee dalka u yaalla si qandaraasyada la bixinayo iyo heshiisyada lala gelayo hay’adaha caalamiga ah ay u noqdaan kuwa...
Maxkamada ciidamada qalabka sida ay xukun ku riday askari lagu magacaabo Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo horey uga tirsanaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 27aad ee gobolka Hiiraan.
Yariisoow ayaa ku eedeysan Marxuum Xasan Abshir Warsame oo ka dhacay magaalada Beladweyne Todobadii bishii February ee sanadkan, isaga oo...
Madax-weynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa magacaabay taliyayaal ciidan iyo waliba Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya.
Madaxweyne Farmaajo ayaa xilkii ka qaaday taliyihii ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen CabdiWali Xusseen Gorad, waxaanan xilkan loo magacaabay Daahir Aadan Cilmi.
Fahad Yaasiin oo horay u ahaa agaasimaha guud ee madaxtooyada ayaa hadda...
Madaxweynaha Maraykanka Doland Trump ayaa madaxii hore ee sirdoonka Maraykanka John Brennan ka xayuubiyey rukhsaddii uu waxyaabaha sirta ah ku daalacan karay. Madaxweyne Trump ayaa sheegay in John Brennan uu kala qeybin iyo fowdo ka dhex abuurayey maamulkiisa.
Saraakiil hore ayaa iyagana waxa ku socda in talaabadan oo kale laga...


















