Eritrea ayaa dib ugu biireysa urur goboleedka IGAD iyadoo munaasabad loogu oggolaanayo lagu wado in lagu qabto magaalada Addis Ababa toddobadka dambe.
Eritrea ayaa laga saaray xubinimada IGAD sanadkii 2007dii balse waxaa ay dib ugu biirtey 2011. laakiin waxaa markale laga saaray xubinimadeeda sanadkii 2017kii.
Dhinaca kale saxiixa ugu dambeeya ee...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa fuliyey qorshaha dib-u- soo celinta dhulka Danta Guud oo Jardiinka Number Afar la banneeyey oo dhismihii laga burburiyey si bilicdii Dar-jiinooyinka la soo celiyo.
Dhismaha xalay la burburiyay ayaa ahaa dhisme horay ay uga guureen dadkii dhistay Sababo dhanka dhaqaallaha ah, waxaana xusid mudan in Gudoomiye...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland,Cabdixakiim Cabdullaahi Cumar (Camey) oo ka hadlay shirka madasha wada-tashiga dowlad-gobolleedyada ee lugu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo, wuxuu sheegay inaysan maslaxad ugu jirin bulshadda Soomaaliyeed.
Camey, wuxuu sheegay in looga baahan-yahay hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed in si wadajirka ah looga tashado masiirka umadda Soomaaliyeed, isagoo inta ku daray in looga...
Madaxweynaha Jubbaland oo khudbad ka jeediyay xiritaanka shirkii magaalada Kismaayo ugu soo xirmay madaxda dowlad goboleedyada dalka ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay xisaabcelin ay wasaaradda maaliyadda dowladda Soomaaliya ka dalbatay madaxda dowlad goboleecyada dalka.
Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegya in ay arkeen warqad ay wasaaradda maaliyadda soo dhigtay baraha bulshada,...
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii maalmihii u danbeeyay uga socday magaalada Kismaayo, ayagoo war murtiyeedkooda ku soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ay uga cabanayaan dowladda dhexe. Hadaba halkan ka aqriso war-murtiyeedka shirka.
Golaha iskaashiga dowlad goboleedyada dalka ayaa war murtiyeed kasoo saaray shirkoodii...
Wasaarradda Waxbarashada dalka Jabuuti ayaa war ay soo saartay markii ugu horeysay ku amartay dhamaanba ardeyda wax ka barata Iskuulada kala duwan ee dalkaas Jabuuti in ay xirtaan Dareeys gaar ah marka y tagayaan dugsiyada.
Laga soo bilaabo sanadkii 1977kii uu ay dowladda Jabuuti xornimadeeda ka qaadatay gumeystihii Faransiiska ilaa...
Wasaarradda Waxbarashada dalka Jabuuti ayaa war ay soo saartay markii ugu horeysay ku amartay dhamaanba ardeyda wax ka barata Iskuulada kala duwan ee dalkaas Jabuuti in ay xirtaan Dareeys gaar ah marka y tagayaan dugsiyada.
Laga soo bilaabo sanadkii 1977kii uu ay dowladda Jabuuti xornimadeeda ka qaadatay gumeystihii Faransiiska ilaa...
Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya duqeyn xalay ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada dhexe, sida ay warbaahinta gudaha u sheegeen goobjoogayaal magacooda u qariyay sababo amni.
Duqeynta oo aan ilaa iyo hadda la ogeyn cida fulisay ayaa la sheegay in lagu bartilmaameedsaday sarkaal sida la sheegay ka...
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan C/llaahi Ismaaciil Saylici iyo wefti uu hogaaminayo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib socdaal shaqo iyo acmaasha xajka isugu jira oo uu ugu maqnaa dalka boqortooyada Sucuudiga.
Waftidani uu hogaaminaayo madaxweyne ku-xigeenku ayaa waxa garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargaysa kusoo dhaweeyay boqolaal qof oo...
Baarlamaanka dowlad deegaanka Ismaamulka Soomaalida oo fadhi ku yeeshay magaalada Jigjiga ayaa qaatay go’aamo masiir ah, iyaga oo isku raacay in la badalo calanka iyo magaca ismaamulka Soomaalida.
Dhinaca kale baarlamaanka ayaa doortay afhayeen cusub oo noqonaya ninka lagu magacaabo Maxamed Aadan Ugaas, waxaa sidoo kale guddoomiye ku-xigeen loo doortay...


















