Sunday, August 23, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamada dowladda oo garab militari ciidamo kale oo ajnabi ah ayaa saqdii dhexe ee xalay 11kii bishan September, waxaa ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen deegaanka Mubaarak ee gobolka Shabeellaha hoose. War lagu daaabacay bogga Twitter –ka ee hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ay fuliyeen ciidamada Amniga in lagu...
Wararka naga soo gaaaraya degmada Marka ee xarunta u ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab xalay weerar culus ku qaadeen saldhigyada ciidamada dowladda ee bartamaha degmada. Dadka degan degmada Marka oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay arkeen xoogag ka tirsan Al-shabaab oo ka...
QM ayaa Talaadadii sheegtay in ay xoojinayaan Iskaashiga looga hortagayo khatarta ka timid waxyaabaha qaxa oo dhib ku haya xasiloonida Soomaaliya. Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya iyo Hay’adda miino Baarista QM ee Mine Action ayaa sheegay in  wadaan qorshihii ay ugu  hortagi lahaayeen  khatarta waxyaabaha  qarxa uu muhiim u yahay fulinta...
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay in uu ciidamada dalkiisa kala bixi doono xadka uu la wadaago Eritrea, kaddib markii maalintii shalay dib leysugu furay xadka labada dowladdood. Kumanaan qof - oo ay ku jiraan askar ka kala socota labada dhinac - ayaa kala qayb...
Ehelada iyo Qoyska madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida ayaa ku eedeeyay ciidamo ka tirsan Booliiska federaalka Itoobiya in ay jir daran u geysteen madaxweynihii hore Ismaamulka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar. Sadiiqa Cabdi Ismaaciil oo ah xaaska madaxweynihii hore ayaa sheegtay in ay idhahooda ku arkeen ciidamo ka tirsan Booliiska...
Golaha wasiirrada Puntland ayaa hadda ku shirsan xarunta madaxtooyada Puntland ee dulleedka magaalada Garoowe,kulankan oo saraakiisha ay ku tilmaameen mid aan 'caadi ahayn' waxaa guddoominaya madaxweynaha Puntland Cabdiweli Gaas. Kulankan waxaa kalo ka qaybgelaya madaxweyne ku-xigeenka Puntland,arrimaha diirrada lugu saarayo waxaa ka mid ah in golaha uu ka dooddo go’aankii...
Hogaamiyeyaasha Itoobiya iyo Eritrea ayaa dib u furaya xadkii dhulka la isaga tallaabi jiray ee la xiray labaatan sano ka hor markii ay dagaalka xun galeen labadan dal ee dariska ah sagaashameeyadii. Arrintan ayaa waddada u xaaraysa in ay dib u midoobaan kumannaan qoys labada dhinac ku kala xayirmay. Dib u...
Tan iyo intii madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi uu go’aanka ka soo saaray in Kaydka haamaha shiidaalka ee Berbera ku soo celinayo gacanta dawladda waxay dhalisay is faham waa ku kala dhex dhacay iyaga iyo ganacsataddii maamuli jirtay oo ku doodaya in lacag badan kaga maqantahay maalgashi ay ku sameeyeen...
Wasaaradda Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Soomaaliland ayaa daahfurtay Sumad cusub oo ay yeelan doonaan Baabuurta Somaliland, taas oo gobol walba astaan u gaar ah la raacin doono. Xafladan lagu daahfurayey waxa ka soo qaybgallay Wasiirka Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, Wasiirka Gaashaandhiga, Wasiir Ku xigeenka Caafimaadka, Maareeyaha Hay’adda Wadooyinka. Agaasimaha Guud ee...
Saraakiisha Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in ay toogasho ku dileen sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo sida ay hadalka u dhigeen in mudo ahba laamaha amnigu ku raad joogeen. Sarkaalka la dilay oo la sheegay in uu ka tirsanaa kooxda amniyaadka oo ka howlgali jiray degmooyinka Yaaqshiid iyo Huriwaa ayeey...