Saturday, August 22, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Iyadoo aad moodo in uu sii adkaanayo khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug ayaa ayaa waxaa ka soconaya degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda. Maalintii shalay waxaa gaaray magaalada Cadaado madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaanshi Carab iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali...
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 5 ruux oo dhalinyaro ah, kuwaasoo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya. Abuukar Cabdi Abiikar (Fanax) oo eedeysanahaa koowaad ayaa ku biiray Al-Shabaab 2008, Eedeysanaha ayaa tababar ku soo qaatay degmada...
Magaalada Jeddah ee dalka Saudi Arabia ayaa lagu wadaa in saacadaha soo coda gaaraan madaxda dowladdaha Itoobiya iyo Eritrea oo martiqaad ka helay Boqorka dalkaasi Sacuudiga. Calamada Eritrea, Itoobiya iyo kan Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa la suray waddooyinka magaalada Jeddah, kaasoo lagu muujinayo diyaar garowga shirka nabadda ee dhex mari...
Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in waabarigii hore ee saakay dagaal culus qeybo ka mid ah degmada ku dhaxmaray ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogag ka tirsan Ururka Al-shabaab. Goobjoogayaal ku sugan degmada ayaa warbaahinta u sheegay in xiliggi hore ee salaada subax saakay...
Xukkumada Madaxweyne Trump ayaa dalka Iiran kusoo rogaysa cunaqabatayno wajiyo kala duwan leh kaddib markii Maraykanka uu isaga baxay heshiiska nukliyeerka ee Iiran. Saraakisha Maraykanka ayaa caddeeyay inay doonayaan in gebi ahaanba ay hakad geliyaan shidaalka Iiran ay dhoofiso. Maraykanka ayaa sidoo kale Iiran ka jartay xiriirada caalamiga ee dhaqaalaha ee...
Wararka naga soo gaaaraya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in rag hubeysan xalay toogasho ku dileen labo wiil oo dhalinyaro ah meel aan ka fogeyn suuqa weyn ee magaalada. Dadka ku sugan magaalada Boosaaso ayaa warbahinta u sheegay in labada wiil ee dhalinyarrada ah ahaayeen saaxiibo siweyn isugu...
Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa mar kale maanta ka soo hormuuqday maxkamd isaga oo ku eedeysan danbiyo kala duwan. Laakiin maxkamada ayaa markii danbe dhageysiga dacwadiisa dib u dhigtay muddo 14 cisho ah oo jeelka lagu sii heyd doono, waxaana uu ku eedeysan yahay danbiyo...
Xeer-ilaaliyaha guud ee Soomaaliya Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya soo dhameystirtay islamarkaana gudbisay dhammaan jawaabihii looga baahnaa dacwadda Badda ee kala dhaxeysa dowladda Kenya oo taa oo hortaala maxkamada danbiyada caalamig ah. Xeer ilaaliyaha ayaa sheegay in uu bilaawday waji cusub oo ah in Soomaaliya iyo Kenya...
Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa maantaa gaaray magaalada Cadaado, xilli uu khilaaf xooggan ka dhex jiro Maamulka Galmudug oo sababay in xilka laga qaado Guddoomiyihii Baarlamaanka Cali Gacal Casir. Madaxweyne ku-xigeenka oo maalmihii ugu danbeeyayba ku sugnaa degmada Caabud-Wwaaq ayaa siweyn halkaa loogu soo dhaweeyay. Degmada Cadaado...
  Bankiga adduunka oo dabaacay warbixintiisii saddexaad ee la xiriirta dhaqaalaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqaalaha Soomaaliya uu sanadkan kordhi doono Saddex ilaa Afar boqolkiiba. Warbixintan ayaa timid iyada oo sanadkii hore Soomaaliya ay ku habsatay abaar si weyn waxyeelo ugu geysatay xoolaha nool, gaar ahaan dhulka reer miyiga, waxaana bankiga...