Dib u dhac ayaa ku yimid shirkii wadatashiga ahaa ee uu madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada, kaa oo uu qorshuhu ahaa in 17ka bishan oo maanta ku beegan ka furmo magaalada Muqdisho.
Dib u dhacay ayaa loo sababeynayaa kadib markii madaxda maamul goboleedyada dalbadeen in...
Guddi uu Aqalka sare u saaray xallinta khilaafka dowladda dhexe iyo dowlad-gobolleedyada xubno ka mid ah ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Wafdiga waxaa magaalada Garoowe ku soo dhaweeyey guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland,Axmed Cali Xaashi ,guddoomiyaha guddiga xallinta khilaafaadka u xilsaareen Aqalka sare dhinaca Puntland Sanatar Cabdiraxmaan Faroole iyo...
Guddida dhaqaalaha ee golaha Wakiilada, xisbiyadda mucaaradka iyo shacabweynaha reer Somaliland ayaa si weyn uga biyo diiday taarikadda cusub ee la sheegay in baabuurta laga bedelayo, taas oo baabuur wal oo numbar cusub ku xidhanaya laga qaadayo lacag dhan lixdan dollar.
Dadweynahan ayaa sheegay in numarkii hore ee la bedelay...
Wararka ka imanaya degmada lagu magacaabo Duuda ee wax yar 20km u jirta caasimada Jabuuti ayaa sheegaya in Libaax Dhedig ah uu dad ku weeraray.
Wararku waxaa ay sheegayaan in gooshan dhibaatada geystay ay labo cisho ka hor ka baxsataygoob lagu xannaaneyo duurjoogta dalka Jabuuti
Dhaawac halis ah ayeey soo gaarsiisay...
Wararka ka imaanaya dalka Burkina Faso waxay sheegayaan in kooxo looga shakiyay inay yihiin jihaad doon ay 9 qof ku dileen labo weerar oo kala duwan oo ay ku qaaden koonfur bari dalkaasi
Bayaan kasoo baxday xafiiska barasaabka gobolka Kompienga ayaa lagu sheegay in mid kamid ah weeraradaasi lala bartilmaamedsay...
Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland ayaaa shaaciyey imtixaankii shahaadiga ee dugsiyada sare iyo kuwo dhexe ee dalka oo dhan.
Gudoomiyaha Imtixaanka qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa sheegay inay imtixaanka u fadhiisteen arday ku dhow 27,746 arday, waxaanu sheegay in ardayda dugsiga sare ee imtixaanka gallay ahayd 9,475 arday, halka dugsiga...
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya Xassan Cali Kheyre oo ay wehliyaan xubno ka tirsan guddoonka baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay ku booqday Isbitaalka Digfeer xildhibaan Maxamed Mursal Booroow oo dhaawac culus ka soo gaaray qarax loogu xiray gaarigiisa.
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxu uu siweyn u haleelay qeybaha kala duwan...
Mid ka mid ah shirkadaha hilibka ee ugu wayn dalka Maraykanka ayaa ogolaatay heshiis dhexdhexaadin ah oo ku kacaya lacag ka badan hal milyan oo doolar oo magdhow ah.
Lacagtan ayaa la siinaya shaqaale Muslimiin ah oo Soomaali u badan, kuwaas oo dacwad ku soo oogay shirkaddaasi.
Shaqaalahan ayaa ka cawday...
Dhuusa-mareeb iyo Cadaado oo Shirar iska Soo Horjeeda ka Socdaan iyo Xaaladu Sida ay tahey Xilligan.
Iyadoo aad moodo in uu sii adkaanayo khilaafka u dhaxeeya madaxda ugu sareysa maamul gobolleedka Galmudug ayaa ayaa waxaa ka soconaya degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado kulamo siyaasadeed oo iska soo horjeeda.
Maalintii shalay waxaa gaaray magaalada Cadaado madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Maxamed Cabdi Xaanshi Carab iyo guddoomiyaha xilka laga qaaday Cali...
Dhalinyaro Ku Eedeysnaa in ay Al-shabaab Xiriir La Lahaayeen oo Maxkamada Ciidamadu Xukun ku Riddey.
Maxkamadda Ciidamada qalabka sidda ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday 5 ruux oo dhalinyaro ah, kuwaasoo lagu eedeeyay in ay ka tirsan yihiin dagaalyahanada Al-Shabaab ee ka dagaallama Soomaaliya.
Abuukar Cabdi Abiikar (Fanax) oo eedeysanahaa koowaad ayaa ku biiray Al-Shabaab 2008, Eedeysanaha ayaa tababar ku soo qaatay degmada...


















