Golaha wasiirrada Puntland ayaa markii ugu horreeysay ku shiraya magaalada Badhan ee xarunta gobolka Sanaag.
Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Gaas iyo inta badan golahiisa wasiirrada ayaa ku sugan magaalada Badhan, waxaana shir halkaa ugu furmaya uu yahay kulankii toddobaad laha ahaa inta badan diirrada lugu saari jiray xaaladda Puntland.
Lama sheegin qodobbada...
Wasiir ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in aysan jirin sabab Soomaaliya ka hor istaagi karta in ay ciidamo ku biiriso howlgalka nabad ilaalinta Koonfurta Sudan, kaddib markii uu dhawaan Urur gobolleedka IGAD ka codsaday dowladda Soomaaliya ay ka mid tahay in ay ciidamo u diraan dalka South Sudan.
Wasiiru-dowlaha...
Ciidan ka wada tirsan dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa ku dagaallamay duleedka magaalada Cadaado, habeenkii Arbacada, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha.
Hal askari ayaa geeryooday mid kalana dhaawac ayaa ka soo gaaray iska hor-imaadka oo ka dhashay ka dib markii ciidammo ka tagay Gaalkacyo oo kusii jeeday magaalada Dhuusamreeb ay is-hortaag kala kulmeen...
Golaha iskaashiga dowlad-gobolleedyada dalka ayaa walaac ka muujiyay xaaladda qasan ee ka taagan dowlad-gobolleedka Galmudug,iyagoo muujiyay xaaladda ka taagan gobolka si dhow inay ula socdaan.
Golaha ayaa ku eedeyay dowladda dhexe ee federaalka "in dhaq-dhaqaaqyada aan wax dhisayn ee socda ay la jaan-qaadayaan baaqii madaxweyne Farmaajo ee munaasabaddii furitaanka golaha...
Xafiiska Xeer ilaalinta guud ee Puntland ayaa soo bandhigay kiisaska kufsiga ee la diiwangaliyay Puntland siddeedii bilood ee u dambeysay.
Axmed Xasan oo ka tirsan xafiiska Xeer ilaalinta Puntland, wuxuu sheegay in la diiwaangaliyay 48 kiis oo isugu jira kafsi iyo iskudey kufsi, wuxuu inta ku daray kaliya 17 kiis...
Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka Galmudug Xareed Cali Xareed ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in xildhibaanno fadhi ku yeeshay degmada Cadaado ka qaadeen xilkii ku-xigeenka koowaad ee guddoonka baarlamaanka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo Khamiistii todobaad hore xilkii laga qaaday ayaa degmada Cadaado ka sheegay in xildhibaanno gaaraya 30 xildhibaan...
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Salaad (Oomaar) ayaa sheegay in diyaarad ogolaansho ka haysata dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo kaliya ka soo dagi karto, isla markaana ka duuli karto garoomada Soomaaliya.
Wasiir Oomaar, waxaa kalo u sheegay in dhammaan garoomada diyaaradaha ay ka dagi karaan diyaaradaha...
Madaxweynaha Marekanka,Donald Trump ayaa hoos u dhigay tirada qaxootiga ee dalkiisu qaabilayo sannadka 2019 , wuxuu qorsheeyay tiro 30,000 qaxooti ah taas oo ka dhigeysa tiradii ugu yareyd ee Marekanka uu qaabilo.
Trump, wuxu go'aankan ka dhigay madaxweynihii ugu horreeyay Marekanka ee qoondeeya tirada ugu yar ee qaxooti ah tan...
War qoraal ah oo ka soo baxay Urur gobolleedka IGAD ayaa lagu sheegay in dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya ciidamo nabad ilaalin ah u dirayaan dalka Koonfurta Sudan si loo ilaaliyo hergalinta heshiiskii dhawaan dowladda iyo mucaaradka ay ku kala saxiixdeen magaalada Addis Ababa.
IGAD ayaa sheegtay ciidamadan in ay noqon...
Taliyaha ciidanka Daraawiishta Jubbaland ee gobolka Gedo,Jen Jamaal Xasan Farey ayaa sheegay ciidammada amniga Jubbaland inay la wareegeen galinkii dambe ee Isniintii saldhig ay al-Shabaab ku diyaarinayeen weerarro ka dhan ah ciidanka Daraawiishta Jubbaland.
"Ciidanmadu waxaa ay weerarreen koox ka tirsan al-Shabaab oo deegaan ku dhow degmada Baladxaawo ku diyaarinayay...


















