Saturday, August 22, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka Hawlaha guud iyo Dhullka Somaliland Cabdirashiid Ducaale Qambi oo ka hadlayey guryaha iyo dhulka danta guud ee la diiwangalinayo ayaa sheegay in guriga madaxweynaha Somaliland Muuse BIixi Cabdi lagu daray guryaha loo diiwaangalinayo hantidda qaranka. Sidoo kale, waxa uu sheegay in aan dib dambe dhul iyo guri dawladu leedahay...
Toddobadkan waxaa aad loo hadal-hayay  arooska Ruqiyo Cabdullaahi iyo wiilka ay is-caashaqeen ee Maxamed Cabdiraxmaan Mukhtaar oo ka soo jeeda beelaha la haybsooco. Kiiska Ruqiyo ayaa abuurey dood adag,kaddib markii qoyskeeda xubno ka mid ah ,gaar ahaan dhanka hooyadeed ay dil naxdin leh u geysteen Axmed Mukhtaar Saalax (Axmed Dowlo)...
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta guda-gashay dhagaysiga dacwad la xiriirta musuqmaasuq oo ay ku eedeysanyihiin , Daahir Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha waaxda dib u dejinta Barakacayaasha ee Wasaaradda Gargaarka iyo  Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya iyo Maxamed Cumar Macallim oo ahaa xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda Gargaarka oo  maqane ahaa. Dhagaysiga...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed oo maalintii shalay xilka kula wareegay munaasabad lagu qabtay magaalada Beledweyne ayaa sheegay in maamulkiisu go’aan ka adag ka qaadanayo sida uu hadalka u dhigay dadka garsoorka u doonta Al-shabaab. Wuxuu sheegay wixii hadda ka danbeeya la aqbali doonin lagu xukun-tamo...
Ugu yaraan 50 qof ayaa ku dhintay duufaan ka dhalatay dhulgariir cabbirkiisu gaarayay 7.5 oo ku dhuftay magaala xeebeedka Pelu ee dalka Indonesia. Duufaanta Tsunami ee Pelu ku dhufatay oo horay digniin looga sii bixiyey, waxay ku dhacday saacada kaddib marki digniinta la shaaciyey. Hirka badda oo ka dhashay dhulgariirka iyo...
Baarlamaanka  Soomaaliya  ayaa maanta  yeelanaya kulan ajandihiisu yahay sii wadista doodda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka Golaha Shacabka. Xildhibaannada ayaa loo diray farriimo lagu ogeysiinayo in Sabtida maanta ah uu kulanka Baarlamaanka jiro,isla markaana ay ka soo qayb galaan. Doodda ku saabsan dib u eegista xeer hoosaadka golaha shacabka...
Kulan doceed khamiistii shalay ka dhacay magaalada  New York oo uu ka socdo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay xaaladda Soomaaliya. Kullankan oo ujeedadiisu aheyd in Soomaaliya laga taageerro amniga, siyaasadda iyo dib u habaynta dhaqaalaha, ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiirka Afrika ee Britain Harriett Baldwin,...
Safiirka dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,Carlo Campanile ayaa sheegay dowladiisa inay ka go'antahay xoojinta taageerrada iyo dib u dhiska Booliska Soomaaliya,kaddib markii uu xafiiskiisa ku booqday taliyaha booliska Soomaaliya. Campanile oo ay waheliyeen saraakiil kale oo u ka mid yahay u qaabilsanaha arrimaha ciidanka ee safaaradda Talyaaniga ayaa kulanka uu...
Hay'adaha ammaanka waqooyiga gobalka Galgaduud ayaa loo sameeyay hal talis oo leh taliye iyo taliye ku-xigeen,waxaana lugu mideeyay ciidanka xasilinta, kaddib munaasabad lugu qabtay saldhigga degmada Caabudwaaq. Hay'adaha la mideeyay ayaa kala ah Booliska, Nabad-sugidda iyo Militariga ,waxaana goobjoog u ahaa munaasabadda taliyaha Ciidamadda Qeybta 21aad, Guddiga Xasilinta, Odoyaasha dhaqanka...
Madaxweynihii hore ee Dawlad Deegaanka Soomaalida, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa waxa uu ra'iisul Wasaaraha Itoobiya ka codsaday inuu cafiyo isaga iyo dadka la eedaysan. Hadalkan ayuu ka sheegay Cabdi Maxamuud Cumar, maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa oo markii seddexad la horkeenay. Muddo 42 maalmood ah ayey xirnaayeen isaga iyo xubno...