Saturday, August 22, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Milateriga Kenya ayaa sheegay ugu yaraan 10 dagaalyahan oo ka tirsan ururka al-Shabaab inay ku dileen dagaal xilli hore oo Isniinta maanta ah ka dhacay deegaanka Taksile oo ka tirsan Lamu. Afhayeen u hadlay ciidanka difaaca Kenya oo lugu magacaabo,Paul Njuguna  ayaa isagoo faahfaahin ka bixinaya howlgalka ay dagaalyahannada ku...
Ra'iisul wasaaraha dalka Uganda,Ruhakana Rugunda ayaa ka digay in la dhimo ciidamadda nabad ilaalinta ah ee AMISOM , ciidanka oo u sheegay in amaanka Soomaaliya uu ku tiirsanyahay. Rugunda oo khudbad ka horjeediyay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay howlgalka AMISOM oo 11-ka sanno  jirsaday inuu leeyahay yidaddiillo fiican...
Dagaallamayaal ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa gudaha u galay deegaanka Goofguduud Buureey  oo qiyaastii 30 km u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay,sida ay baahisay warbaahinta gudaha. Dadka deegaanka ayaa sheegay kooxdan inay deegaanka kula wareegeen si nabad ah, kaddib markii ciidanka dawladdu ay isaga baxeen halkaasi. Warbaahinta ku hadasha...
Dowlad-gobolleedka Hirshabeelle ayaa cabasho ka dhan ah maamulka gobolka Banaadir u gudbiyay Guddiga Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka. Maamulka wuxuu ka horyimid qorshaha lugu doonayo caasimadda Muqdisho in lugu hoos-keeno labada Wabi ee Afgooye iyo Balcad, arrinta oo qayb ka ah qorshaha ballaarinta. Afhayeenka dowlad-gobolleedka Hirshabeelle,Daa’uud Xaaji Cirro  ayaa sheegay qorshahan...
Soomaaliland ayaa shuruud ku xirtay wada hadallo ka dhaca magaalooyinka Hargaysa iyo Muqdisho oo ay yeeshaan mas'uuliyiinta dowladda Federaalka iyo Soomaaliland. "Waxaa ka horreeysa in wada-hadallada ay ka dhacaan Muqdisho ama Hargeysa , in la is ictiraafo oo Soomaaliland la aqoonsado." ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliland, Sacad Cali Shire...
Wariye Maxamed Cabdi Weli Tooxow oo muddo siddeed maalin ah ku xirnaa xabsi ku yaalla magaalada Dhuusamareeb ayaa hadda dib xoriyaddiisa u helay,sida ay baahisay warbaahinta uu ka tirsanaa ee Kulmiye. Tooxow ayaa shalay maxkamad ku xukuntay lix bilood ah oo xarig ah,kaddib markii lugu eedeyay inuu baahiyay warar been...
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa 24kii saac ee la soo dhaafay dhaqdhaqaaqyo militari oo ka dhan ah Al-shabaab ka waday qeybo ka mid ah gobolka Hiiraan Ciidamada oo ku hubeysan gadiidka dagaalka ayaa shalay u dhaqaaqay dhinaca waddada isku xirta degmooyinka Beledweyne iyo Buula-burte ee...
                Kulan ay Isugu Yimaadeen R/wasaare Xasan Cali Khayre iyo Ganacsato uu Hugaaminayey Wasiirkii Hore ee Boostada C/qaadir Jahaweyn ayaa Lagu Soo Waramayaa in uu Ku dhamaadey is Afgaranwaa Laguna kala Dareeray Sida Ay Sheegayaan Warar lagu Kalsoon yahey ayaa Sheegaya in Kulanku Ku Saabsanaa Laysin Isgaarsiineed oo Billaash ah...
Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa sheegaya in xoogag ka tirsan Al-shabaab la wareegeen deegaanno ka tirsan degmada. Goobjoogayaal sheegay in xoogag ka tirsan Al-shabaab gudaha u soo galeen deegaanada Yaaqle, Mukey Dheere, iyo Dhagax oo hoos-taga degmada Balcad. Al-Shabaab ayaa dadka deegaanka isugu keenay goob fagaare...
Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbidhagax oo toddobadkii u dambeeyay booqasho ku joogay magaalada Hargeysa oo u kulamo kula qaatay mas'uuliyiinta Soomaaliland ayaa booqanaya magaalada Boosaaso. Socdaalka uu ku tagay Hargeysa  iyo booqashadiisa deegaannada Puntland ayaa qayb ka ah socdaal uu horey u sheegay inuu ku marayo Soomaaliya, waxaana hadda diyaar garow...