Saturday, August 22, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Bishii tagtay ee September ee sanadkan 2018da waxaa xoogeystay khilaafka u dhaxeeyay madaxda dowlad gobolleedka Galmudug oo u kala qeysamay degmooyinka Dhuusa-Mareeb iyo Cadaado oo ka wada tirsan gobolka Galguduud. Khilaafka ayaa sababay in dhamaan-ba mas’uuliyiintii ugu sareysa maamulka dhinacba kan kale uu ku eedeeyo xil gudasho la’aan iyo in...
Wararka ka imanaya deegaanka Basra ee gobolka Shabeellaha dhexe oo ay ku xoogan yihiin dagaalamayaasha Ururka Al-shabaab ayaa sheegaya xalay halkaa laga maqlay duqyn xoogan oo aan la ogeyn waxa loo adeegsaday. Goobjoogayaal ku sugan gobolka Shabeellaha dhexe oo saakay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay maqlayeen dhawaqa jug...
Xildhibaan Maxamuud Axmed Ciise oo ka tirsan golaha aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa sheegay dib u habeyn inay u baahanyihiin golaha,isagoo marka ku baaqay Wasiirrada xildhibaannada ah inay isaga tanaasulaan xubinimada Baarlamaanka. "Golaha fulinta iyo Golaha shacabka wey kala saarnaan jireen, si wanaagsan baana loo shaqeyn jiray, maanta haddii 70...
Kooxda Daacish ayaa sheegatay mas'uuliyada dilkii loo gaystay xalay 4 qof oo Itoobiyaan ah,sida lugu baahiyay bog taageerra kooxda. Dilkan ayaa habeenkii Isniinta ka dhacay xaafadda ay ku badanyihiin ajanabiga gaar ahaana Itoobiyaanka ee Saantoos oo ku dhow dekedda magaalada Boosaaso. Kooxda dilka geysatay ayaa markiiba ka baxsatey goobta ay toogashada...
Madaxweynaha Puntland,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal ,G/Sare Cumar  Cabdullaahi Maxamed (Cumar Fara-weyne ) u magacaabay taliyaha ciidanka kaydka Puntland. Cabdiweli , ayaa dhawaan xilka ka qaaday Cumar Fara-weyne,waxaana tan iyo maalintii xilka laga qaaday la hadal-hayay in xil looga magacaabi doono hay'adaha ammaanka ee Puntland. Ciidanka...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheeegtay in guud ahaan-ba dalka ka mamnuuceyso ka ganacsiga iyo adeegsiga gaadiidka laga kaxeeyo dhinaca midigta iyadoo marka la eego 80% gaadiidka laga isticmaalo Soomaaliya yihiin kuwo dhinaca midiga laga kaxeeyo. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Omaar ayaa Warbaahinta u sheegay...
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa u sheegay wasiir kasta oo xukuumadda ka tirsan inuu wasaaraddiisa ka billaabo isla xisaabtanka, hufnaanta iyo daah-furnaanta. "Habka kaliya ee shaqo abuur loogu samayn karo dhallinyada Soomaaliyeed, ciidan xoog leh lagu dhisi karo, daynta looga cafin karo waxay tahay in la horumariyo dhaqaalaha."ayuu...
Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka Sacuudiga ayaa lagu cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay lala eegtay ciidan ka tirsan Midowga Yurub oo u dhashay dalka Talyaaniga. Maalinti shalay ayeey aheyd markii gaari yar oo kuwa raaxaada ah lagana soo buuxiyay walxaha qaraxa lala eegtay kolonyo ay la...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay isticmaalka iyo ka ganacisga dawada loo qaato cudurka TP ama qaaxada ay uga sii dartay sii faafitaanka cudurkan oo siweyn ugu fidaya guud ahaanba dalka. Wasiirka Wasaarrada Caafimaad dowladda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abuukar Nuur ayaa u sheegtay Idaacada VOA in dowladda Soomaaliya joojisay ka ganacsiga dawada...
Ugu yaraan 4 ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday baabuur milatari oo ay leeyihiin ciidamo Talyaani ah ,xilli ay marayeen agagaarka xarunta wasaaradda Gaashaandhigga ee degmada Dayniile. Goobjoogayaal  la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in baabuur uu waday qof ismiidaamiye ah uu ku dhacay...