Qoraal ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa loogu baaqay dadka degan dhulka Jaamacada Gaheyr in ay isaga guuraan.
Dadkan ayaa loo qabtay in ay amarkan ku fuliyaan muddo labbo todobaad ah waxaana uu taliska Booliiska gobolka Banaadir ku amray in ay dhaqan galiyaan go’aanka ka...
Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka Talyaaniga ahna wasiirka arrimaha gudaha dalkaasi, Matteo Salvini, ayaa sharci ku aaddan xaddidda soo galootiga soo saaray dhawaantan
Bilihii ugu danbeeyay waxaa yaraaday dadkii soo galootiga ah ee imanayay dalka Talyaaniga, kadib markii dowladda dalkaasi ay ka hor istaagtay tiro doonyo ah oo sidey tahriibayaal doonayay...
Waxaa soo ifbaxay khilaaf aan horay-ba loo sii ogeyn oo soo kala dhax-galay Wasiirka Wasaarradda Maaliyada xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle iyo xisaabiyaha guud ee dowladda marwo Fartuun Cismaan Faarax oo eedeyn kulul u jeedisay Wasiirka.
Qoraal ay soo saartay xisaabiyaha ayeey ku eedeysay Wasiirka faragalin uu ku hayo xafiiskeeda...
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa maanta ka qaybgalay kulanka golaha shacabka,markii ugu horreeysay tan iyo markii uu iska casilay xilkii guddoomiyaha Baarlamaanka lix bilood ka hor.
Xarunta golaha shacabka ayaa si kadis ah loogu arkay Jawaari oo ah xildhibaan, waxa uu fadhistay kuraasta xildhibaannada inta...
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,Nicholas Haysom oo ay waheliyaan saraakiil kale ayaa Sabtida maanta ah soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland.
Wafdiga waxaa Garoowe ku soo dhaweeyay mas'uuliyiin ka tirsan Puntland,waxaana markii loo gudbiyay xarunta madaxtooyada kulan gaar ah ku qaatay madaxweynaha Puntland iyo wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha...
Xukuumadda Iiraan waxay sheegtay inay bilaawday in dalkeeda ay ku sameysato diyaaradaha dagaalka si ay adeegsadaan ciidammada militariga.
Wasiirka difaaca Iiraan , Amiir Xatemi oo ka hadlayay munaasabad ka dhacday dalkaasi, ayaa sheegay in tallaabadani ay muujineyso awoodaha Iiraan ay u leedahay inay kaga maaranto quwadaha caalamka.
Amiir Xatemi wuxuu yiri"Inkastoo...
Ciidammo gadooday oo ka tirsan kuwa sida milatariga loo tabbabaro ee Daraawiishta ayaa maanta la wareegay garoonka diyaaradaha Jen Maxamed Abshir ee magaalada Garoowe,sida laga soo xigtay ilo ku dhow garoonka diyaaradaha.
Sarkaal ka tirsan ciidanka gadooday ayaa u sheegay HOL gadoodkooda inuu la xiriir mushaar la'aan iyo xuquuqdii ay...
Mukhtaar Rooboow Cali Abuu-Mansuur oo ka mid ahaa aas-aasayaashii Ururka Al-shabaab ayaa hadda u muuqda in uu helay xaqa in uu u tarmi karo doorashada xilka madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee bishan gudaheeda lagu wado in ay dhacdo.
Mukhtaar Rooboow ayaa isaga tagay Ururka Al-shabaab 2012, isaga oo dowladda Soomaaliya...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa waxa uu ku baaqay in la soo afjaro qulqulatooyinka ka soconaya dalka Yemen, iyo weliba in si deg deg ah loo joojiyo dagaallada ka soconaya agagaarka goobaha muhiimka ah iyo weliba meelaha ay dadka badan ku nool yihiin.
Mr. Guterres ayaa waxa...
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa markii ugu horraysay waxaa uu Boqortooyada Sucuudiga si toos ah ugu eedeeyay dilka weriye Jamaal Khaashuqji.
Erdogan ayaa yiri "Waxaannu ognahay in amarka lagu dilay Khaashuqji inuu ka soo baxay madaxda ugu sarreysa ee dowladda Sucuudiga," waxa uu ku qoray maqaal ku soo baxay...


















