Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur , oo ka mid ah musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed ayaa noqday musharixii ugu horreeyay ee la siiyo Shahaadada musharaxnimo.
Roobow, ayaa iska diiwaangeliyay guddiga doorashooyinka,waxa uu guddiga sheegay in Mukhtaar Roobow uu buuxiyay shuruudihii looga baahnaa ee Musharaxnimo, sidaas darteed uu hadda...
Salah iyo Abdulla waa labada wiil ee uu dhalay Wariyihii lagu dhax dilay Qunsuliyada Sacuudi Arabia magaalada Istanbul ayaa sheegay in wax kaliya oo ay hadda doonayaan tahay in ay helaan laguna soo wareejiyo meydka Aabahood Jamaal Khashoggi.
‘’Dhamaanteen waxa kaliya oo aan hadda dooneyno ayaa ah meydka lagu aaso...
Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay labo askari, kuwaasoo lagu soo eedeeyay inay horay u dileen askar kale.
Labada askari ee dilka lagu xukumay ayaa lagu kala magacaabaa Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble oo lagu naaneyso (Oday Daalay) iyo C/risaaq Maxamed Jimcaale
Maxamed Xaashi Waasuge Cosoble...
Dowladda Sucuudi Carabiya ayaa lagu wadaa in maanta magaalada Geneva ay guddi Qaramada Midoobay ah hortiisa ku difaaci doonto heerkeeda xuquuqda aadanaha.
Kulanka dib u geesta oo ah mid joogta ah ayaa waxaa qasab ah in dhammaan dalalka xubnaha ka ah Qaramada Midoobay ay soo gudbiyaan herkooda xuquuqda aadanaha kuwaas...
Magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug waxaa lagu wadaa in ay maanta gaarayaan wafuud kala duwan oo ka kala socda Aqalka sare iyo beesha caalamka, waxaana halkaa ka furmaya kulamo looga hadlayo khalalaasihii ugu danbeeyay ee Galmudug.
Amaanka magaalada ayaa siweyn loo adkeeyay waxaa halkaa ku sugan oo gaaray madaxweynaha dowlad...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa maanta daah-furay kulan sannadeedka golaha wasiirada ee dar-dar gelinta qorshayaasha qaranka oo looga tashanayo geedi socodka qorshe howleedka mudnaanta iyo hor-tebinta leh ee xukuumaddu fulinayso sannadka 2019.
Shirka oo loo qorsheeyay in uu socdo maanta iyo berri ayaa maanta...
Madaxweynaha dowlad-gobolleedka Galmudug,Axmed Ducaale Geel Xaaf iyo madaxa xukuumadda maamulkaas Axmed Shaakir Cali ayaa maanta soo gaaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Ujeedka socdaalka ayaa lagu sheegay inuu la xiriiro kulan ay magaalada Gaalkacyo kula qaadanayaan ergayga gaarka ah ee xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Haysom, kaddib markii...
Madax-dhaqameed ku sugan koonfurta degmada Laascaanood ayaa ka dayriyey xaalada nololeed ee dadkii ka barakacay degaano dagaal sokeeye ku dhexmaray.
Madax-dhaqameedkan oo ka kala yimi Garoowe, Laascaanood, Buuhoodle iyo Jigjiga ayaa waxay warsaxaafadeed ay ku qabteen halka lagu magcaabo Dhagaxya-isguro, oo 25Km. galbeed kaga aadan Laascaanood ay ku sheegeen in...
Wasiirkii hore ee Wasaarrada Amniga gudaha islamarkaana hadda ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa jawaab ka bixyay hadal ka soo yeeray hay'adda NISA oo sheegtay in ay joojisay qandaraasyo ay horay u saxiixday Wasaarrada Waqtggii uu uu Wasiirka ka ahaa.
Xildhibaan Cabdirisaaq ayaa sheegay qandaraaskaasi jiray,...
Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay in joojisay ama hakisaya Qandaraasyo Malaayiin Dollar ah ku baxay sanadihii la soo dhaafay, islamarkaana uu horay u saxiixay Wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed.
Qoraal ka soo baxay taliska ayaa lagu shegay in qandaraasyadan la hakiyay ee ku saxiixan...


















