Shirka 32-aad ee Maayaradda Casimadaha dalalka Islaamka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti,kaas oo looga hadlayey iskaashiga magaalooyinka iyo mashaariicda horumarineed ee bilicda caasimadaha sare loogu qaadayo.
Duqa caasimadda Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow oo shirkaas ka qaybgalay ayaa xusay in ay...
Guddoomiyaha xisbiga UCID ee Soomaaliland,Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay maamulka Soomaaliland in laga soo xiray waddanka Itoobiya oo wada shaqayn dhow ay lahaayeen.
Waraabe oo looga bartay hadallada xamaasadda iyo xasaasiyadda ah ayaa waxaa uu sheegay dowladda Soomaaliya oo hoggaankeedu yihiin dhallinyaro inay siyaasaddii dibadda ay kasoo xireen.
"Waa taas maanta...
Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya iyo hay'adda IOM ayaa iska kaashanaya mashaariic lagu horumarinayo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe.
Mashaariicda ayaa waxaa ka mid ah dhismaha Isbitaalka guud ee degmada Balcad, Hool lagu qabto shirarka iyo garoon lagu ciyaaro kubadda cagta,iyadoo mashruuca ugu horreya ee la dhagaxdhigay uu ahaa garoonka...
Wafdi uu hoggaaminayo ku-xigeenka ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Rai Zanenga ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta kumeelgaarka ah ee maamulka Koonfurgalbeed.
Wafdiga waxaa Baydhabo, ku qaabilay ku-simaha madaxweynaha dowlad-gobolleedka Koonfurgalbeed ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna ,iyagoo ka wada-hadlay arrimaha doorashooyinka Koofurgalbeed iyo sidii loo dardar gelin...
Isu soo bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidammada Puntland ku xukuntay dil toogasho ayaa maanta ka dhacay koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.
Bannaan-baxa oo ay ka qaybqaaten dad u badan haween iyo dhallinyaro ayaa taayaro lagu gubay, waxaana uu saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo...
Hay’adda duulista hawadda Soomaaliyeed ayaa horgeysay Baarlamaanka Soomaaliya sharciga hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed, iyadoo sharcigan muhiimada uu leeyahay uu ka hor aqriyay xildhibaannada Agaasimaha guud ee hay'adda waxaad Duulista hawada Soomaaliyeed Axmed Macalin Xassan.
Agaasimaha ayaa sheegay in sharcigan uu wasaarradda uga dhiggan yahay si la mid ah Dastuurka dowladda Soomaaliya, madaama ayuu...
Iyadoo Jimcihii aynu soo dhaafnay magaalada Muqdisho ay ka dhaceen Qaraxyo sababay dhimashada dad ka badan 50 ruux ayaa waxaa soo baxaya amarro la farayo taliyeyaasha iyo saraakiisha ciidamada degmooyinka gobolka Banaadir.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shir la qaatay saddexda taliye ciidan, Militariga, Booliiska iyo Asluubta ayaa sheegay...
Xukuumada Somaliland ayaa maanta mamnuucday in xilliyada dambe hoteelada lagu caweeyo,isla markaana amar ku siisay taliyeyaasha magaalooyinka in aanay ogolaan in kow iyo tobanka habeenimo iyo konton miridh wixii ka dambeeya lagu caweeyo hoteeladda.
“Hoteelada waaweyn ee lagu caweeyo in aan xaflado lagu qabsan Karin wixii ka dambeeya kow iyo...
Dowladda Soomaaliya ayaa isbadal kooban ku sameysay qaar ka mid ah taliyayaasha saldhigyada degmooyinka gobolka Banaadir.
Taliyeyaasha isbadalkan uu saameeyay ayaa kala ah taliyayaashii saldhigyada Booliska H/wadaag, Heliwaa, Yaaqshiid iyo Dharkeenley ayaa xilka laga qaaday, iyadoo Taliyeyaal cusub la magacaabay.
Waxaa xilka laga qaaday taliyihii qeybta Galbeed ee Booliska Col. Qaasim...
Diyaaradda Kenyan Airways ayaa duulimaadkeeda ku fidin doonta Geeska Afrika,waxayna howlgal duulimaad ah ka bilaabi doontaa Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho 15-ka bishan November 2018ka
Duulimaadyadu ayaa waxaa ay u shaqeyn doonaan si maalinle ah,waxayna Kenya arrintaan kaga gol leedahay iney kor ugu qaado xiriirka hawada ee Afrika ee isku...


















