Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu hoggaaminayay ayaa maanta laga hor istaagay iney u safraan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Arintaan ayaa salka ku hayso Khilaaf siyaasadeed u dhaxeeya Siyaasiyiintan kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed iyo madaxweynaha maamulkaas Cabdicasiis Xasan...
Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si adag u sheegay in hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Jubaland (JISA) ay haatan tahay hay’adda ugu awoodda badan uguna xog-ogaalsan arrimaha amniga ee Geeska Afrika.
Madaxweynaha ayaa hadalkan ka jeediyay munaasabad uu xarigga kaga jarayay xarunta dhexe ee cusub ee JISA oo si...
Puntland ayaa ku xukuntay 15 kalluumeysato ah oo u dhashay Iiran midkiiba $500 oo ganaax ah iyo in dalkooda loo musaafuriyo, kaddib markii lagu qabtay iyagoo sifo sharci darro ah uga kalluumaysanayay xeebaha Puntland.
Sidoo kale, Puntland ayaa xukuntay in aan loo qabsan magtooda laba nin oo Iraaniyiin ah oo...
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal beeleed khasaare kala duwan geystay oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada u Maraayo iyo Baalal dheer oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Dagaalkaan ayaa lasoo wariyay inuu ahaa mid aad u xoogan oo labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka noocyadiisa,...
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay in uu si arxan darro ah xaaskiisa ugu dilay toorey.
Dilkan foosha xun ayaa ka dhacay xaafad ka tirsan Degmada Garasbaaley, waxaana markiiba howlgal degdeg ah bilaabay ciidamada booliska,...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Maareeyaha Guud ee Arrimaha Maamulka iyo Amniga Garoonka Muqdisho iyo Agaasime Ku-xigeenka Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan.
Wareegto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa lagu sheegay in magacaabistan la sameeyay ka dib markii la tixgeliyay aqoonta, kartida iyo waayo-aragnimada dheer...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, halkaas oo uu kulan muhiim ah kula yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Talyaaniga, Guido Crosetto.
Kulankan oo ka dhacay magaalada Roma ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal ee dhanka difaaca, amniga badda, la-dagaallanka argagixisada,...
Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kaga qaybgalay Aaska Qaran ee Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya, Raila Amolo Odinga.
Madaxweynaha ayaa ku biiray madaxda caalamka iyo kuwa gobolka oo isugu yimid Garoonka Kubadda Cagta ee Nyayo Stadium, si ay uga...
Ciidamada ammaanka ee degmada Beledxaawo ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan dhagarqabe qorsheynayay fal argagixiso oo halis gelin lahaa nolosha shacabka iyo ciidamada deegaanka, kadib howlgal qorshaysan oo ay sameeyeen xilli habeenimo ah.
Ninkan, oo aan weli magaciisa la shaacin sababo la xiriira baaritaanka socda, ayaa lagu qabtay isagoo...
Waxaa aad u sii kordhaya beegsiga lagu haya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanada hoostaga magaalada Cape town.
48 saacadood gudahood ayaa muwaadinkii labaad lagu dilay Koonfur Afrika, gaar ahaan deegaanka Khayelitsha oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo xeebeedka Cape town.
Nuur Maxamed Mahdi oo...


















