Wednesday, August 19, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ururka Al-shabaab ayaa qoraal ay ku baahiyeen baraha Internetka ku sheegeen ay madaafiic ku weerarreen saldhig militariga Mareykanku ku leeyihiin gobolka Shabeellaha Hoose. Al-shabaab ayaa sheegay in madaafiic dhowr ah ku weerarreen saldhigga Balli-doogle ay ka kacaan dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanku duqeymaha kaga geysto Koofurta iyo bartamaha Soomaaliya. Ilaa...
Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegay in maamulka labada dhinac magaalada xalay iska kaashadeen diminta Dab ka kacay kaalin shidaal, kaasoo geystay bur bur hanti. Xarunta uu Dabku ka kacay ayaa ku taala dhinaca Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo uu ka arimiyo maamulka Galmudug ayaa...
Qaramada Midoobay ayaa lagu wadaa in ay Todobaadka soo socda billowdo Sanduuqa dhismaha nabadda ee Soomaaliya, kaas oo ay ku bixi doonto 30 Milyan oo Doollarka Maraykanka ah. Hawl-galka Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM) ayaa Khamiistii sheegay in si loo caawiyo dedaallada nabadeed ee ka jira Dalka Soomaaliyeed la...
Xubin ka tirsan xildhibaannada Slovenian ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti la jeexay oo la dhex galiyay wixii lagu cuni lahaa, xildhibaanka ayaa sheegay in shaqaalaha dukaanka ku yaalla Ljubljana ay u isku mashquuleen oo uu wax la hadla waayay. Darij Krajcic ayaa warbaahinta...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Dr ; Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle, Wasiirka ayaa Maanta ka hadlay xaaladda dhaqaale ee Dalka,  miisaaniyadda Sanadkan iyo caqabadaha ka taagan canshuur bixinta. Wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan illaa 20 shirkado oo aan canshuur  bixin, isagoo u digay shirkadahaa, kuna wargeliyay in haddii ay bixin  waayaan ay...
Elliott Abrams oo ah ergeyga madaxweyne Trump uu u magacaabay dalka Venezuela oo ay ka tagan yihiin khakhalaaso siyaasadeed ayaa su'aalo adag kala kulmay  su'aalo adag kala kulmay Ilhan Omar oo ka mid ah guddiga arrimaha dibedda Congress ka Mafeykanka. Elliott Abrams oo horyimid guddiga arrimaha dibadda ee Kongres-ka oo...
Madaxa hay’adda xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay , Michelle Bachelet, ayaa sheegtay in xafiiskeeda uu dowladda Itoobiya ka caawin doono caqabadaha ka haysta xuquul Insaanka. Mss Bachelet, oo  magaalada Addiis ababa kula kulantay, Madaxweynaha dalka Itoobiya , Sahle-Work Zewde, ayaa sheegtay in ay sidoo kale ka  wada hadleen sidii loo...
Waxaa si habsami leh usoo gabagaboobay, diyaarintii goobihii loogu talagalay martida kasoo qayb galaysa xuska toddobaadka magaalooyinka oo ka dhacaya magaalada Jigjiga. Haddaba meelaha loo diyaariyay martida ayaa waxaa kamid ah, dul qabaw, banaanka wayn ee dugsiga Wiil waal, Mac'hadka tababarka macallimiinta, Kulliyadda caafimaadka ee Jigjiga iyo goobo kale. Xuska toddobaadka...
Waxaa qalliin lagu guuleystay oo lafdhabarta ah lagu sameeyay ilma yar oo aanan wali dhalan. Bethan Simpson, waa haweeney 26 jir ah, waxaa loo sheegay in gabadheeda caloosha ku jirta baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday toddobaadkii 20-aad in lafdhabartu kala baxsan tahay. Hooyo Simpson ayaa noqotay mid ka mid ah haweenkii...
Wasiir ku-xigeenkii gaadiidka cirka iyo dhulka Cabdisalaan Cabdullaahi Yalaxoow ee maalintii shalay uu magacaabay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed, ayaa sheegay in uu iska casilay xilka wasiir ku-xigeenka ee loo magacaabay. Wuxuu sheegay in sababta uu xilkan isaga casilay tahay in uu ku qanci wayay, madaama sida uu hadalka u dhigay...