Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhintay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen iska hor'imaad saakay ka dhacay dulleedka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo, sida ay xaqiijiyeen dadka deegaanka. Iska hor'imaadka ayaa u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed , kaas oo ka dhashay muran dhul oo maalmihii u dambeeyay u dhaxeeyay labada...
Maxkamadda shaqaalaha ee London ayaa dhageysanaysa dacwad uu soo gudbiyay 79 jir Soomaali ah oo muddo kala kulmayay bahdil diblomaasi Qadari ah. Diblomaasiga Qadariga ah ayaa darawalkiisa oo Soomaali ah ugu yeeri jiray 'Eey' , 'Dameer' iyo 'Addoon Madow', xilli uu ku qaadday olole meel ka dhac ah oo jireed...
Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay garoomadeeda ka mamnuucday in ay isticmaalaan diyaaradaha duqoobay ee lagu farsameeyo wadankii la oran jiray midowga Soofiyeeti. War ka soo baxay hay’adda duulista Soomaaliya ayaa lagu sheegay in laga mamnuucay dalka diyaaradaha Antanov 24, Antanov 26, Antanov 32 iyo Antanov 12. Dowladda...
Xaruntan oo noqoneysa tii ugu horeysay ee nooceeda ah laguna daweeyo dadka qaba xannuunka dhimirka  ayaa laga hergaliyay qeyb ka mid ah Isbitaalka guud ee magaalada Beledweyne. Axmed Maxamed Shire oo ah Dhakhtarka kaliya ee ilaa hadda ka howlgala xarunta  oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Drs Faadumo Cali...
Taliska Mareykanka ee Africom ayaa sheegay in sanadkan oo kaliya 25 duqeymo cirka oo ay ka geysteen Soomaaliya Al-shabaab looga dilay 244 dagaalyahan. Waxaa ugu danbeeyay weerar shalay Mareykanku ka geysteen deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose oo talisku sheegay in ay ku dileen 8 ka tirsan dagaalyahannada Al-shabaab, iyaga...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan dalka Uganda ayaa ka qeyb galaya Shirka Africa Now ee ka socda dalkaas,kaas oo looga hadlayo arrimaha nabadgelyada, is-dhexgalka iyo koboca dhaqaalaha ee Qaaradda Afrika. Shirka ayaa lagu wada in Maanta oo Arbaco ah in la soo geba gabeeyo,waxaana khubad dheer...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo khudbad ka jeedinayay shirka Jihaynta siyaasadda Xukuumadda Puntland ee maanta ka frumay magaalada Garoowe ayaa soo hadalqaaday dhaq dhaqaaqa ciidan ee maamulka la magacbaxay Somaliland uu kawado deegaano ka tirsan gobolka Sanaag. Madaxweyne Deni oo dhaqdhaqaaqaasi ka hadlayay ayaa waxa uu sheegay in dowlada...
Ciidamada milatariga Maraykanka ayaa xaqiijiyey in xalay ay duqyan ka gaysteen degaanka Daarasalaam ee u dhow magaalada Awdheegle, iyaga oo gacan siinayey cidiamada Soomaalida oo ay soo weerareen Dagaal yahanada Al-Shabaab. Maraykanku faah-faahin kama bixin khasaaraha ay duqyantaasi gaysatay, hase yeeshee waxay sheegeen in dhammaan askartii Maraykanka oo taageerayey kuwa...
Banaan Baxan oo La Filayo in uu Ka Dhaco Gudaha iyo Debedda Dalka Soomaaliya 14ka Bishan aynu ku Jirno ayaa Waxaa Looga Soo Horjeedaa in Wadahadal Laga Galo Badda Soomaaliya Taas oo Dalka Kenya Muran Gelisey Biyaha Soomaaliya ee Xuduudka Labada Dal,Waxeyna Dadka Soomaaliyeed Meel Kasta oo ay Joogaan...
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Max’ed Islaam ayaa magaalada Kismaayo ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo dhaqaalaha gudaha oo ay iska kaashan doonaan Midowga Yurub iyo Dowladda federaalka Soomaaliya kaa oo laga hirgelin doono guud ahaan dalka Shirkan oo ay goobjoog ka ahaayeen wasiirka wasaaradda qorsheynta dowladda Soomaaliya, madaxda wasaaradaha qorsheynta dowlad goboleedyada...