Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaadday mashaaric waa weyn oo lagu dhisayo waddooyin isku xira gobollada dalka, sida laga sheegay shirka dhismaha waddooyinka isku xira gobollada dalka oo muddo saddex maalmood ah kasocday Muqdisho oo uu maanta soo xiray Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya,...
Weerar argagixiso oo lagu qaaday laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand, kuwaas oo lagu dilay ugu yaraan 49 qof, ayaa argagax, carro iyo lama filaan ka abuuray dunidda. Mid ka mid ah kooxda weerarka fulisay – oo la rumeysan yahay inuu yahay xagjir Australian ah – ayaa si...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo markii ugu horeysay ka hadlay halkii uu ku danbeeyay khilaafkii kala dhaxeeya dowladda dhexe, ayaa sheegay in si guud looga heshiiyay khilaafka, islamarkaana waxa yar ee dhiman la dhameystirayo. Wuxuu sheegay in safarka ra’iisal wasaare Xassan Cali Kheyre ee Kismaayo...
Mudane Xasan Cali Khayre, Raysul wasaaraha Jamhuuiyradda federaalka Soomaaliya oo mudooyinkii u danbeeyay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa xalay xaflad sagootin ah loogu sameeyay magaalada, ayadoo munaasbaddaasi ay kasoo qeybgaleen madaxda ka tirsan dowladda dhexe, dowlad goboleedyada Jubbaland iyo qeybaha bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo.   Raysul wasaare Khayre oo khudbad...
Saddex ruux oo Soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku geeriyoodeen weerar qof hubeysan uu ku qaada Masjid lagu magacaabo Al-Nur oo ku yaala magaalada Christchurch ee dalka New Zealand. Warbaahinta oo si dhaw ula soctay dhacdadan ayaa heshay magacyada qaar ka mid ah dadka Soomaalida ah ee...
Askariga & ninka shacabka ayaa wada saarna mootada loo yaqaan Fekonta, waxaana dilay laba nin oo hubaysan. Askariga la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Cali, waxaana laga qaatay qorigii uu watay sida wararka sheegayaan. Ninka kale ee la dilay ayaa wuxuu ahaa wadihii mootada Fekonta ee askariga ay...
Qarax ayaa goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama, kaasoo ahaa gaari kuwa raaxada ah oo lagu xiray waxyaabaha qarxa. Sida ay sheegayaan wararka qaraxa ayaa lagu xiray gaari uu lahaa Taliyaha qeybta Baarista CID Cumar Bile. Goobjoogayaal ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay agagaarka Banaadir Palaza oo u dhaxeysa...
Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyaad General Daahir Aadan Cilmi Indhoqarshe iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidamada xoogga dalka ayaa maanta kormeeray taliska guutada 11-aad, qaybta 43-aad ee ciidamada xoogga dalka ee magaalada Kismaayo.   Generaal Indha Qarshe ayaa la kulmay taliyaasha guutada 11aad iyo qeybta 43aad isagoo ka dhagaystey warbixino  xaalada...
Taliska Mareykanka ee Afrika ee loosoo gaabiyo AFRICOM ayaa war kasoo saaray duqeyn ay diyaaradaha dagaalka Mareykanku ka fuliyeen deegaano kamid koonfurta Soomaaliya. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska ayaa lagu sheegay in habeenimadii xalay ay diyaaradaha dagaalku weerareen fariisimo Alshabaab ku lahaayeen deegaanka Huleey oo ka tirsan gobalka...
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa khudbad ka jeediyay shirka Afrika Now ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay madaxda wadamada Afrika uga socday magaalada Kampala ee Caasimada dalka Uganda. Madaxweyne Farmaajo ayaa khudbada uu jeediyay waxa uu uga hadlay arimo badan oo ay kamid yihiin xoojinta arimaha amaanka,dhaqaalaha iyo isku...