Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo shalay gaaray magaalada Muqdisho ayaa maanta la filayaa in uu khudbad u jeediyo xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Sida ay sheegayaan wararka xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka ayaa xalay lagu wargeliyay in uu jiro kulan wadajir ah oo khudbad uu ugu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa casho sharaf lagu maamuusayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdiga uu hoggaaminayo ugu sameeyay Villa Soomaaliya.
Labada Madaxweyne ayaa ku caweeyay heeso iyo suugaan kala duwan oo xambaarsan dhambaallo soo dhawayn iyo walaaltinimo...
Faca Afaraad ee Adeega Internetka 4G oo Ay Maanta Daahfurtey Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom.
Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud Telecom waxa ay daah-furtay maanta adeegga Internetka 4G (Faca Afaraad - Fourth Generation) kaas oo aad uga waxtar iyo faa’iido badan 3G & 2G oo ay Hormuud horay u soo bandhigtay, adeeggan Internet-ka 4G waxa uu kuu sahlayaa in aad ku xiranto Kumbuyuutaradaaga gacanta adiga oo...
Madaxweynaha dalka Jabuuti ,Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goor dhow soo gaaray magaalada Muqdisho.
Madaxweyne Geelle oo booqasho rasmi ah oo labo maalmood ah ay uga billaabatay dalka ayaa waxaa Garoonka Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda...
Ciyaaryahannada xulka qaranka cayaaraha fudud ayaa guul taariikhi ah usoo hoyiyay Soomaaliya,iyagoo ku guuleystay biladdo dahah ah tartanka cayaaraha fudud ee ka socda dalka Jabuuti.
Tartanka cayaaraha fudud ee Djibouti International Meeting , waxaa Soomaaliya uga qaybgalay 5 cayaaryahan oo laba qayb ku kala tartamayay waxaana wafdiga cayaartoyda qaranka hoggaaminayay...
Wafdi ka socda xukuumadda cusub ee Puntland ayaa booqashadii ugu horreysay ku gaaray degmada Galdogob iyo deegaannada ku dhow,iyagoo u koorgalaya xaaladda deegaannada.
Wafdiga ayaa isugu jiray Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuquraadiyada, Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Xildhibaanno.
Sidoo kale, wafdiga waxaa uu booqday kastamka Tuurdibi...
Dowladda New Zealand ayaa maxkamad soo taagtay ninka fuliyay toogashadii ka dhacday magaalada Christchurch oo ay ku geeryoodeen 49 qof oo muslimiin ah,kaddib labo weerarar oo jimcihii ka dhacay labo masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch.
Ninka weerarrada ku eedeysay oo lagu magacaabo Brenton Tarrant, waa 28 jir u dhashay...
Dowladda Soomaaliya ayaa weerarradii ka dhacay labo masjid oo ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand ku tilmaamtay fal argagixiso oo naxdin leh,iyadoo warsxaafadeed ka soo baxay xukuumadda Soomaaliya loogu baaqay New Zealand inay sameyso baaritaanno la xiriira weerarrada.
"Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraynaysaa weerarka...
Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa lagu wadaa inuu gaaro caasimadda Muqdisho,sida ay ku warrantay warbaahinta maxalliga ah.
Booqashada madaxweyne Geelle, ayaa la sheegay inay la xiriirto sidii uu xarigga uga jari lahaa safaaradda cusub ee dalka Jabuuti uu ka dhistay caasimadda Muqdisho.
Sidoo kale, madaxweynaha Jabuuti inta uu ku...
Dhalinyarada ku dhaqan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa hada u muuqda kuwo isku abaabulaya in ay ka qeyb-qaataan nidaamka Xisbiyada ee la doonayo in looga guuro wax ku qeybsiga Qabiilka muddo dheer dalka lagu soo maamulayay.
Xisbiga Dhildhis ayaa labadii cisho ee la soo dhaafay magaalada Beledweyne ka...


















