Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Maanta oo Isniin ah 01-April ayaa lagu wadaa in uu furmo Kalfadhiggii 5aad ee Golaha Aqalka sare, waxaana la filayaa in ay ka qeybgalaan munaasabada madaxda ugu sareysa Qaranka. Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare ayaa dhawaan sheegay in maanta uu si rasmi ah furmayo Kalfadhiga 5 aad golaha oo...
Barlamaanka Federalka Soomaaliya Ayaa Markii Labaad Maanta Furmi Waayey Kadib Markii ay Soo Xaadiri Waayeen Xubnihii Tiro ahaan uu ku Furmi Lahaa Iyadoo Qaar Xildhibaanada Kamid ahi Ku Doodeen In Xukuumadu ay Lug Jiideyso Furitaanka Barlamaanka Iyadoo Ka Cabsi Qabta In Lala Xisaabtamo oo Wax Laga Weydiiyo Arrimaha Amniga...
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka baaqday ka qeybgalka shir madaxeedka Jaamacadda Carabta ee ka soconaya magaalada Tunis ee dalka Tunisia. Shirka waxaa madaxweynaha Soomaliya ku Wasiirka Wasaarradda Arrimaha dibadda Axmed Cawad Ciise, waxaana lagu wadaa in shirka looga hadlo Arrimaha Falastiin, Yemen, Liibiya iyo Qaddiyadda Syria ee...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa ka hadlay dabkii khasaaraha hantiyeed geystay ee ka kacay goobo ganacsi oo ku yaalla degmada Guri-ceel ee Gobolka Galgaduud. Waxaa uu sheegay in ka maamul ahaan aad uga xun yihiin dhibaatada ka dhalatay dabka ka kacay goobaha Ganacsi ee baabi’iyey hanti...
Kaddib kulan gaar ah oo magaalada Muqdisho ay ku yeesheen Golaha Wasiirradda Soomaaliya ayaa si gaar ah looga dooday Amniga magaalada Muqdisho oo maalmihii ugu danbeeyay siweyn u sii xumaanayay. Wasiiru-dowlaha xafiiska ra’iisal wasaaraha Cabdullaahi Xaamud oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in kulanka golaha Wasiirrada ugu danbeyntii leysku raacay...
Wararka Ka Imaanaya Degmada Afgooye ee G/sh/hoose ayaa Sheegaya In Dabley Hubeysani Ku Dileen Labo Askeri oo Ciidamada Dawladda Ka Tirsanaa Kuwaasoo Markii ay Dilka Geysteen Goobta Isaga Baxsadey,askarta ayaa La Sheegay in ay Cashuur Ka Ururinayeen Gaadiidka Usoo Jeeda Magaalada Muqdisho. Dhanka Kale Waxaa Lagu Soo Waramayaa Qarax Miinada...
Wararka ka imanaya gobolka Shabellalaha Hoose gaar ahaan degmada Qoryeelay ayaa sheegaya in xalay dagaal culus uu duleedka degmadaasi ku dhexmaray ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya iyo Ururka Al-Shabaab. Goobjoogayaal ayaa sheegay in xoogagga ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen Xarumo Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ku leeyihiin duleedka...
Zuzana Cputova oo u ololeysa ka hortagga musuqmasuqa ayaa ku guuleystay doorashada madaxweynanimada, iyada oo noqotay haweeneydii ugu horreysay oo dalkaasi madaxweyne ka noqota. Ms Caputova, oo aan habayaraatee khibrad u lahayn siyaasadda ayaa si la yaab leh uga guuleysatay dibloomaasiga caanka ah Ms Maros Sefcovic oo u sharraxnaa xisbiga...
Dowladda Soomaaliya ayaa shaqadii Agaasimaha xafiiska Wasiirka Arrimaha dibada ka eriday Cabdulaahi Axmed Dool oo sheegay in ay muhiim tahay in dowladda Soomaaliya xiriir la yeelato Israa’iil. Agaasimaha shaqada laga eryay ayaa ku tilmaamay xiriir dhaxmara Soomaaliya Israa’iil uusan cidna wax u dhimeynin islamarkaana muhiim tahay xiriir dhaxmara labada dowladood...
Lama Oga Ujeedada Ka Danbeysa Bandaw uu shaley Sheegay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Ing.Yariisaw In La Gelin Doono Magaalada Muqdisho,Taas oo Dad Badani Sheegeen in aysan Waafaqsaneyn Qaanuunka Dalka In Gudoomiyaha Gobolku Bandaw Kusoo Rogi Karo Caasimadda Ama Gudoomiyeyaal Gobol. Arinkan Ayaa U Baahan In Marka Hore...