Tuesday, August 18, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Ciidamadii hore ee Naafadda Qaranka ee ku dhaawacmay dagaalkii 77 ayaa waxa ay ku hor banaanbaxeen Madaxtooyadda Somaliya, xilli ay ka cabanayaan Mushaar la’aan. Ciidanka Naafadda ayaa ka cabanaya mushaar la’aan muddo haysatay waxaana ay sheegeen dowladda Somaliya inay iska ilowday Ciidankaasi oo aysan daryeel siinin. Naafadda Xoogga dalka Somaliya ayaa...
Maalmo ka dib buuqii ka dhacay baarlamaanka Soomaaliya oo ku qotomay in warbaahinta gudaha loo oggolaado iyo in kale, ayaa waxaan qormadan ku eegeynaa xiriirka warbaahinta iyo qaar ka mid barlamaannada caalamka. Waxaa sii kordheysa saameynta dhibaatada baarlamaanka federaalka Soomaaliya uu kala kulmo warbaahinta xorta ah ee sida joogtada ah...
Xildhibaan katirsan aqalka Senate-ka ee Soomaaliya, ahna hogaamiye kooxeed hore - Muuse Suudi Yalaxow ayaa maalmahan noqday mid aad loo hadal hayo. Arrintan ayaa timid kadib markii uu ku gacansayray hadal ka soo yeereay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho, Injineer Cabdiraxman Cumar Yarisow oo sheegay in dadka degan...
Wafdi ka socday Talyaaniga oo ay hoggaaminaysay Wasiirka difaaca, Elisabetta Trenta uuna qayb ka ahaa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Talyaaniga, Gen. Enzo vecciarelli,  iyo xubno kale ayaa maanta soo gaaray Muqdisho,iyagoo kulan la qaatay Wasiirka difaaca Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed (Amar-Dambe), wasiiru dowlaha xafiiska...
Wasaaradda Arimaha gudaha ,Federaalka iyo dib u heshiisiinta xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayo sidii loo xaqiijin lahaa amaanka guud ee dalka. Kulankaan waxaa diirada lagu saaray xaqiijinta dhinaca amaanka deegaanadii ciidanka Xoogga dalka ay kala wareegeen Alshabaab waxaana ka qeyb galay hey’adaha ka shaqeeya...
Shirkan oo Maalintii Labaad Ka Socda Magaalo Xeebeedka Jubaland ee Kismaayo ayaa Waxaa ku Kulansan Gudiyada Dib U eegista Dastuurka ee Labada Gole iyo Gudiyada Doorashada Heer Maamul Goboleed ee Jubaland Waxaana La Filayaa In ay Kasoo Baxaan Qodobo Wax Ku Ool ah. Qodobo Kamid ah Dastuurka KMG ah oo...
Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in Ciidamada Shabaab ay la wareegeen deegaano hor leh oo ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe. Ciidamada badan oo Shabaab ka tirsan ayaa lagu arkay deegaanada kala ah Booroow iyo Raaxooy oo u dhaw magaalada Jowhar oo ah Xarunta Gobolka Shabeellaha dhexe. Shabaab...
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdi raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ayaa weerar afka ah ku qaaday Xildhibaanada Golaha shacabka Somaliya. Yariisow ayaa sheegay Xildhibaanada Golaha Shacabka Somaliya haddii Jimcihii ay ka qayb qaadan lahaayeen orodkii gaabnaa ee ka dhacay Muqdisho inuu ka yaraan lahaa walaaca badan ee haysta. Waxa...
Xoghayaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Mareykanka Kirstjen Nielsen ayaa iscasishay ka dib muddo 16 bilood ah ay heysay jagadaas. Waxaa loo maleynayaa inay isu casishay cadaadis xooggan oo ay kala kulmeysay Aqalka Cad iyo aragtida kala duwan ee dadweynaha Mareykanka ee siyaasadda dowladda ee maareynta Xuduudda Koonfureed. "Inkastoo aan horumar ka...
Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta magacaabay taliyayaal ciidan oo kamid noqonaya maamulkiisa. Digreetada kasoo baxday xafiiskiisa ayuu madaxweynaha Koonfur galbeed ku magacaabay taliyaha ciidanka Daraawiishta Koonfur galbeed xilkaas oo u Magacaabey Yoonis Aadan Xasan halka ku xigeenkana uu u magacaabay Cabdulle Isaaq Ibraahim. Sidoo kale madaxweynaha...