Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Madaxweynaha Marekanka, Donald Trump ayaa  sharci gaar u adeegsaday ogolaansha hub laga iibinayo Sucuudiga ,waxaanu ku sababeeyey khatarta kaga iman karta dalka ay colaadda dhextaal ee Iiraan. Trump ayaa la geesmaray Congress-ka sharciyada hubkan , isagoo marka adeegsaday sharci si dhif ah loo adeegsado oo heer federal ah, si uu...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho madaxweyne oo afar  maalmood ah oo rasmi ah ku tagay dalka Japan kaasoo badi ku saabsan  xaflad iyo sportis, inkastoo mas’uul sare oo ka tirsan Aqalka Cad uu  ballan qaadayo “in ay jiri doonto waxyaabo muhiim ah oo lagu  dhawaaqayo." Ka sokow fursadaha xagga...
Ra'iisul wasaaraha dalka Britain, Theresa May ayaa shaaca ka qaadday inay xilka iska casishay, kaliya ma ahane inay xilka baneyso waxaa kalo ay iska casilaysa hoggaaminta xisbiga. May oo ku dhibtootey inay Britain u horseedo ka bixitaanka Midowga Yurub ayaa hadda qiratay in la joogo xilligii uu ra'iisul wasaare cusub...
Warbixin dheer oo lagu baahiyay wargeyska The Star  oo ka mid ah kuwa ugu afka dheer ee ka soo baxa Kenya ayaa sheegay dowladda Soomaaliya inay dadaal ku bixinayso sidii hoos loogu dhigi lahaa ciidanka AMISOM kuwa Kenya ee qeybta ka ahna looga saari lahaa dalka. Dadaallada ay dowladda Soomaaliya...
Xukuumadda Moscow  ayaa caro ka muujisay waqti la sheegay in Mareykanka uu u qabtay Turkiga, si uu uga laabto heshiis uu ku iibsanayo habka difaaca gantaallaha Ruushka ee S-400, taa beddelkeedna uu iibsado midka Mareykanka ee Patriot. Ruushka ayaa tallaabada ku tilmaamay waxaan la aqbali karin,iyaga oo marka ka jawaabay...
Iyadoo ay wali taagantahay doodda la xiriirta sababta ay dowladda Kenya ay dib ugu soo celisay wasiir ka tirsan xukuumadda Soomaaliya iyo xildhibaanno ayaa arrinta si ogaasho la'aan ay isugu muujisay waxaa uga hadashay wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Monica Juma. Monica, oo suxufiyiinta kula hadashay magaalada Nairobi ayaa sheegtay inaysan...
Xoghayaha Qaramadda Midoobay,Antonio Guterres  ayaa sheegay in Soomaaliya ay sameeyneyso horumar ay ku dhiseeyso dolwad shaqayneysa, hase ahaatee wali ay u baahantahay in ay la-dagaallanka xagjirnimadda gacanka ka hadalka ku saleysan, argagixisadda, dagaallada, xasillooni daradda siyaasadeed iyo musuq maasuqa. Antonio Guterres , oo Isniintii soo saaray warbixin cusub oo loo...
Kenya ayaa bilihii ugu danbeeyayba si is daba joog ah ugu dhaqaaqeysay talaabooyin ka dhan ah xiriirka dhinaca Diblomaasiyada ah ee kala dhaxeeya Soomaaliya tan iyo marka laga soo bilaabo u yeeristeedii safiirka ka jooga Soomaaliya iyadoo dhanka kalana dalkeeda waqtigaa ka soo saartay safiirka Soomaaliya. Labada dal Soomaaliya iyo...
Warar goor dhaw soo baxay ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya gudaha u galleen, islamarkaana baaritaanno ku wadaan Xawaaladdaha Soomaalida ee xaafadda Islii Magaalada Nairobi. Warka arintan ku saabsan waxaa warbaahinta u xaqiijiyay Xoghayaha guddiga ganacsatada Soomaalida Islii, Cumar Axmed Nuux  oo sheegay in ciidamadu gudaha u galleen...
Dowladda Kenya ayaa markii u horreysay ka hadashay mas'uuliyiin ka tirsan dowladda oo wasiir iyo xildhibaanno ay ku jireen oo loo diidday dal ku galka dalkaas, xalayna ku baryay garoonka diyaaradaha ee Nairobi. Waxa dhaliyay iyo mas'uuliyiinta ay dib ugu soo noqdaan Muqdisho iyaga oo aan gudaha u galin Nairobi...