Madaxweynaha dalka Marekanka, Donald Trump ayaa ugu hanjabay Iran inuu burburinayo haddii ay soo weerarto Mareykanka iyo danahiisa Bariga Dhexe.
Wuxuu sheegay in la gaari doono dhammaadka Iran , haddii ay doonayaan dagaal, sida uu ku baahiyay boggiisa twitterka.Saddex maalmood ka hor, Trump waxa uu u muuqday inuu dib uga...
https://youtu.be/PUOM2_SYCQU
Doorasho Waqtigeedi Laga Soo Hormariyey oo Ka Dhaceysa Dalka Austaria Kadib Sir Qarsoodi Lagu Helay.
Ra'iisul wasaaraha dalka Austria , ayaa shaaca ka qaaday in la qaban doono doorasho xilli hore ah,kaddib markii ku-xigeenkiisa uu isku casilay muuqaal sir ah oo la duubay sannadkii 2017-kii kaasi oo lagu muujiyay xiriirka Austria ay la leedahay Ruushka.
Waxaa lagu arkay muuqaalka ra'iisul wasaare ku-xigeenka dalkaas,Heinz-Christian Strache oo...
Kor u kac ku yimid weerarada ka dhanka ah Muslimiinta dalka India ayaa kor u qaaday welwelka ururada xuquuqda aadamaha, kuwaas oo dawladda ku boorrinaya inay qaaddo tallaabooyin ad-adag si ay u ilaaliso dadka la tirada badan yahay ee dalkaas.
Xilli ay sii kordhayaan danbiyada nacaybka ku saleysan ee lala...
Magacyada madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo ra'iisul wasaarihii hore Raila Odinga ayaa lagu xusay fadeexad ku saabsan dahab been abuur ah oo laga iibiyay qof ka tirsan boqortooyada Imaaraadka Carabta, sida ay shaaciyeen qaar ka mid ah wargeysyada kasoo baxa Kenya, sida Standard iyo The Star.
Waxaa in muddo ahba...
Warbaahinta Sacuudiga ayaa shaacisay in Boqortooyada dalkaasi iyo wadamada xulafada la ah ay ogolaadeen in wadankooda la keeno ciidamo Maraykan ah si looga hortago weerar uga yimaada dalka Iran.
Heshiisyada dhexmaray Xulafada Sacuudiga iyo Maraykanka ayaa kusoo beegmaya xili ay dalalkaasi sare u qaadeen cadaadiska ay ku hayaan dowlada Iran...
Afar ruux ayaa dhimatay ka dib markii ay diyaayad yar ku dhacday meel saddex mayl u jirta Garoonka caalamiga ah ee Dubai.
Saddex ruux oo reer Britain ah iyo mid reer Koonfur Afrika ah ayaa saarnaa diyaaradan nooceedu yahay DA42 oo ka diiwaan gashan UK, sida ay sheegeen masuuliyiinta iskutagga...
Shirkadda diyaaradaha ee dalka Uganda ayaa markii u horreysay shaacisay inay dhowaan billaabayso duullimaad toos ah oo ay ku tagayso magaalada caasimadda ee Muqdisho.
Duulimaadka Uganda Airlines ee Muqdisho ayaa qeyb ka ah duulimaadyo toos ah oo isku xiraya magaalooyinka ku yaalla bariga Afrika ee ee Kampala, Nairobi, Mombasa, Muqdisho,...
Haweenay Soomaali ah ayaa shatigii Taksi wadista lagala noqday ka gadaal markii ay gashay illaa 30 khalad,iyadoo xataa mar nin indhoole ah oo rakaab u ahaa waydiisatey inuu jidadka iyo jihooyinka u kala sheego.
Haweenaydan oo 69 jir ah ayaa ka shaqeynaysey magaalada Melbourne , waxaa lagu magacaaba Xaawo Cad...
Madasha Stockholm ee Nabadda iyo Horumarka oo uu Ka Qayb Galey Wasiirka Arrimaha Debedda Soomaaliya.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa ka qeybgalay Madasha lixaad ee Stockholm ee Nabadda iyo Horrumarka oo laga furay magaalada Stockholm ee dalka Sweden, iyada oo ay ka qeybgalayaan tiro ballaaran oo ah siyaasad sameeyeyaal, cilmi baarayaal iyo dad xirfad sare leh.
Madasha oo...


















