Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Saraakiil ka tirsan hoggaanka sare ee mucaaradka Suudaan ayaa la xiray sabtida maanta, kaddib booqashadii maalinta qaadatay ee dalkaas uu ku tagay ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed . Cidda la xiray ayaa ah labo xubnood, oo kala ah xoghayaha guud ee xisbiga dhaqdhaqaaqa xornima doonka waqooyi Ismaaciil Jallab iyo afhayeenka...
Hoggaanka milatariga gacanta ku haya maamulka dalka Suudaan ayaa shaaca ka qaadday inay diyaar u yihiin wada xaajood aan sharuud lagu xirin si xal loogu helo dhibaatada ka aloosan dalkaas. Balse wali rasaas ayaa maanta laga maqlaya magaalada Khartoum ee caasimadda dalka Suudaan ,kaddib laba maalmood oo ciidammada ammaanka ay...
Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in Shan milyan iyo afar boqol oo kun oo Soomaali ah oo ay saameyeen abaaro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wajahaan cunto yari aad u daran, haddii aanan si deg deg loo helin gargaar naf badbaadin...
Xukuumadda  Tehran, ayaa sheegtay inay suragal noqon karto mar kale dunidda inay aragto Marekanka iyo Iiraan oo wada-hadalaya, balse taas waxaa la sheegay inay ku dhici karto marka uu Marekanka ixtiraam muujiyo. Madaxweynaha Iiraan, Xasan Rouhani  oo hadalkaa sheegay wuxuu inta ku daray in aanan cadaadis lagu saarin karin wadahalka,...
Dhamaan dadka dalbanaya dal ku galka Mareykanka ayay tahay in ay soo gudbiyaan faah-faahinta ay baraha bulshada ku isticmaalaan, sharcigaasi ayaa goor dhaw dhaqan galay. Waaxda sharciyada Mareykanka ayaa sheegtay in ay dadka soo gudbiyaan magacyada ay baraha bulshada ku isticmaalaan iyo email aderees-yadooda oo ilaa muddo shan sanadood ah...
Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta uu ka degganyahay magaalada Makkah waxa uu wada-hadallo kula yeeshay Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil. Madaxweyne Farmaajo, iyo Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil ayaa ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo waxbarashada farsamada gacanta. Dalka...
Madaxweynaha Koonfurta Afrika ee dhowaan la dhaariyay Cyril Ramaphosa ayaa kala bar gollihiisa wasiirada, wuxuu ka dhigay haween Tallaabo kale oo aad loola yaabay oo uu qaaday madaxweynaha koonfur afrika ayaa noqotay markii uu tirada gollaha wasiirada uu ka dhigay 28 wasiir, halka xukuumadii hore ay ka ahayd 36 Wasiir. Haweenka...
Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Xuquuqul Insaanka (Amnesty  International) ayaa warbixin cusub oo ka soo baxday ku sheegtay in ciidamnada Myanmar ay soo cusbooneysiiyeen weerarada lagu xasuuqayo Muslimiinta Rohingya ee ku nool gobolka Rakhine. Amnesty ayaa warbixinteeda ku sheegtay in ciidammada Barma ay mar kale fuliyeen falal xasuuqa ah oo...
Ugu yaraan soddon ruux ayaa geeriyootay 200 oo kalana waa lagu la’ yahay dooni ku dagtay harradda lagu magacaabo May Nadombe oo ku dhow tuullada Lokanga ee ku taalla galbeedka jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, kaddib markii ay cimiladu xumaatay. Duqa magaalada Inongo oo lagu magacaabo Simon Mabo Wemba ayaa...
Maajid Maajid oo ah Soomaali marna soo noqday Duqa Magalada Sheffield ee dalka Britain ayaa loo doortay in uu ka mid noqdo Xubnaha Baarlamaanka Midowga Yurub taas oo ay soo dhaweeyeen dad isugu jira Soomaali iyo Ajnabi. Wiilkan Soomaaliga ayaa horay taariikh uga sameeyay dalka Britain,kadib markii uu diiday in...