Gollaha milateriga wadanka Sudaan iyo isbahaysiga Mucaraadka ayaa ku heshiiyay inay wadaagaan awooda inta laga qabanayo doorasho.
Labada dhinaca ayaa ku heshiiyay in la dhiso xukuumada wadaag aoo maamulka sare ee xukumayaana uu noqdo mid wareegah, ugu yaraan muddo saddex sanno. Sidoo kale waxay ku heshiiyeen in baaritaan madax banaan...
Madaxweynaha dalka Marekanka, Donald Trump oo maanta lagu wado booqasho labo maalin ah inay uga billaabato magaalada Seoul ayaa sheegay inuu la kulmi doono hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un.
Booqashada Trump ee Seoul ayaa looga golleeyahay sidii loo dhammaystiri lahaa heshiiska baabi'inta hubka nuclearka ee Kuuriyada Waqooyi, balse Trump ayaa...
Ciidanka dawladda Soomaaliya ee Danab ayaa kooxda Al-Shabaab kala wareegay degaano ku yaala gobolka Shabeelaha hoose, Sida uu warbaahinta u sheegay Mowliid Axmed Xasan oo u hadlay ciidankaasi.
Degaannada ay Danab la wareegtay ayaa waxaa ku jira tuulooyin hoos yimaada Bariirre, iyo sidoo kale degaanka la yiraahdo Ceel-Saliin oo ay...
Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan iyo xubno ka mid ah qoyskiisa ayaa codka ka dhiibtay doorashada ku celiska ee duqa magaalada Istanbul , kaddib markii uu guddiga doorashada wax kama jiraan kasoo qaaday doorashadii dhacday 31-dii bishii Maarso.
Doorashadii magaalada Istanbul ka dhacday saddex bil ka hor, ayaa waxaa...
Faah faahinno dheeraad ah oo ka soo baxay isku deygii Afgambi ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in la dilay Madaxii maamulka Amxaarada Ambachew Mekonnen iyo la taliyihiisii oo ka mid noqday mas'uuliyiintii shalay ku dhimatay isku deyga Afgambi.
Geerida ayaa timid kaddib weerary shalay lagu qaaday goob ay ku shirayeen...
Kenya ayaa hoggaamin doonta dalalka ka tirsan guddiga ka talo bixiyo howlgallada ka dhanka ah burcad badeeda xeebaha dalka Soomaaliya, Kenya waxay hoggaan u heyn doontaa guddigan muddo labo sanno ah laga bilaabo bisha Janaayo ee sannadka soo socda.
Dalalka xubinta ah guddiga la dagaallanka burcad badeeda xeebaha Soomaaliya ayaa...
Waxaa goor dhaw magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaaliya caga-dhigatay diyaaradii waday meydka Alle ha u naxariisteen Abwaankii weynaa ee Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub.
Isniintii toddobaadkan ayuu Abwaanku ku geeriyooday Magalada Addis Ababa, kaddib xaalado caafimaad oo la soo darsay, waxaana Aaskiisa ka qeyb gelaya mas'uuliyiin ka tirsna...
Madaxweynha Mareykanka Donald Trump ayaa amar ku bixiyay in diyaaradaha Military ee Mareykanku ay duqeeyaan Iiraan,sida ay baahinayaan warbaahinada Caalamka.
War Qoraal ah oo uu daabacay Wareggeyska Newyorka Times, ayaa sheegaya in madxweyne Trump uu bixiyay awaamiir laxiriirta duqeymo ka dhan ah Iiraan,balse uu dib uga laabtay go’aankaasi markii ay...
Masar ayaa maanta ku eedeysay QM inay siyaasadeeneyso geerida madaxweynihii hore ee dalkaas Maxamed Mursi, ayada oo ku baaqeysa “baaritaan madax-banaan” oo lagu sameeyo sababta uu u dhintay.
Afhayeenka wasaaradda arrimaha diebdda Masar, Ahmed Hafez ayaa “sida ugu xooggan” u cambaareeyey baaqa afhayeenka guddiga QM ee xuquuqda aadanaha, Rupert Colville...
Aqalka sare ee Baarlamaanka Itoobiya ayaa meel mariyay xeer qabyo ah, kaasoo qeexaya inta uu la'eg yahay Saamiga uu dowlad deegaanka yeelanayo,kaddib markii shidaal laga helay deegaanka Hala-quraan.
Sida laga soo xigtay warbaahinta gudaha sharciga oo ay soo diyaarisay Wasaarada Batroolka Itoobiya oo uu meel mariyay Baralamaanka dalkaasi ayaa muujinaya...


















