Ugu yaraan 32 askari ayaa lagu soo waramayaa in lage dilay Wadanka Yemen kadi markii Xuutiyiintu ay gantaalo ku weerarareen Dabaaldeg ciidamada Yemen ka samaynayeen magaaladda Cadan .
Xuutiyiinta ayaa weerarkooda u adeegsaday gantaalo iso diyaaradaha Droneska sida uu sheegay telefishan ay maalmulaan xuutiyiinta Yemen. Dowladda Yemen ayaa sheegtay in...
Qarax ka dhashay miino lagu aasay waddada jiinkeeda ayaa dalka Afghanistan maanta ku dilay ugu yaraan 35 qof oo ku safrayey bas, islamarkaana dhaawacay 27 kale, sida ay sheegeen saraakiil.
Qaraxan oo ka dhacay waddada weyn ee isku xirta caasimadda gobollada Herat iyo Kandahar ayaa ka dhacay xaafadda Ab Khorma...
Madaxweyne Donald Trump ayaa ka baxay heshiiska Niyukleerka ee iran isaga oo ku xumaynaya madaxwaynihii ka horreeyay ee Barack Obama, sida ku cad warqad sir ah oo la soo dusiyay oo uu qoray safiirkii hore ee UK u fadhiyay Washinton.
Sir Kim Darroch ayaa ku tilmaamay go'aankii Tump ee uu...
Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in doonyo nooca dheereeya oo ay leeyihiin ciidammada badda ee Iiraan inay weerareen markab nooca saliidda qaada oo laga leeyahay dalka Britain oo gooshayay xeebaha gacanka marinka Hormuuz.
Saddex ka mid ah doonyaha Iiraan kuma ay guulaysan howlgalkooda inay dusha sare ku fuulaan markabka ganacsi ee...
Ra'iisul wasaaraha dalka Pakistan, Imraan Khaan ayaa booqashadii u horreysay dabayaaqada bishan ku tagi doona dalka Marekanka, halkaa oo kullan gaar ah uu kula qaadan doono madaxweynaha Marekanka,Donald Trump.
War ka soo baxay Aqalka cad ee dalka Marekanka ayaa lagu sheegay in madaxweyne Trump la kulmi doono Ra’iisul wasaaraha Pakistan...
Sida ay sheegeen masuuliyiinta Shirkadda Quwada Korontada ee dalka Itoobiya waxaa lajoojiyay Korontadii badanaa ka go'i jirtay dhammaan dalka oo dhan iyadoo maanta laga bilaabo Xaafaduhu ay toos u helayaan adeegga Koronto oo dhammaystiran.
Mas'uuliyiinta ayaa sidoo kale sheegay in Warshadaha dalka noocay doonaan ha ahaadaane ay iyagu 50% helayaan...
Dowladda Iiraan ayaa lagu wadaa inay kordhiso xadiga bacriminta Uraniumka ee dalkaasi loo ogolaaday heshiiskii Nuclearka ee uu la galay waddamada Yurub iyo Mareykanka, taasi oo loogu fududeeyey shidaalka ay u iibgayn jirtay caalamka.
Iiraan ayaa sheegtay inay jabinayso xadiga 300kg ee bacriminta Uraniuamka ee loo ogolyahay, ayna qorshaynayso toddobaadkan...
Ugu yaraan 12 qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 179 kalana waa ay ku dhaawacmeen ,kaddib qarax gaari oo ka dhacay gobolka Ghazni ee dalka Afghanistan, sida laga soo xigtay mas'uuliyiinta.
Xubin ka tirsan gobollada deegaanka ee gobolka, Xasan Raza Yousafi ayaa u sheegay warbaahinta in weerar is miidaamin...
Dowladda Cuba ayaa xaqiijiysay in ay nool yihiin Labo dhakhtar oo Kubaan ah oo laga soo afduubtay xuduudda Kenya ee Soomaaliya bishii April ee sanadkaan sidda ay xaqiijisay Wasaaradda Caafimaadka Cuba.
Wasiirka Caafimaadka ee Cuban Jose Angel Portal oo Shirkii jaraa’id ku qabtay magaalada Havaana wuxuu sheegay in Cuba ay...
Taliyihi hore ee booliska Aljeeriya Abdulqani HamalImage caption: Taliyihi hore ee booliska Aljeeriya Abdulqani Hamal
Taliyihi hore ee booliska Aljeeriya Abdelghani Hamle ayaa xabsiga loo taxaabay kaddib marki lagu soo eedeeyey fal musuqmaasuq.
Warkan oo aan ka soo xigannay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sheegaya in taliye Abdelghani lala xiray laba...


















