Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Gelinkii danbe ee xalay waxaa si rasmi ah u dhaqan galay heshiis kama dambays ahaa oo ay wada gaareen Dowladaha dersiaka ah ee Maraykanka iyo Kanada, kaas oo ay xadka ku kala xiranayaan Labada Dal si looga hortago faafintaanka cudurka Carona-Virus. Madaxweynaha Dalka Maraykanka, Donald Trump iyo Ra’iisulwasaaraha Canada, Justin...
Afar Nin oo lagu helay inay kufsadeen kadibna dileen Gabar ardayad ah magaaladda Delhi ee wadanka Hindiya Sanadkii 2012kii ayaa maanta lagu fuliyay xukun dil ah oo maxkamadi ku xukuntay. Afartan oo nin oo lagu kala magacaabo Akshay Thakur, Vinay Sharma, Pawan Gupta iyo Mukesh Singh ayaa maanta la daldalay. Gabadha...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay Sabtidii maanta inuu qaatay tijaabada baarista coronavirus. ‘’ Waxaan xalay qaatay inaan isbaaro. Waxaan go’aansaday inaan shirkaan jaraa’id ku caddeeyo,’’ ayuu ku yidhi Trump oo warfidiyeenada kula hadlayay Aqalka Cad. Wuxuu sheegay in tijaabada loo diray shaybaar natiijadana ay soo bixidoonto maalin ama labo...
Warbixin midowga yurub uu soo saaray ayuu kaga hadlay Dagaaladii ka dhacay xuduuda Kenya iyo Somalia iyo dagaaladii. ka dhacay Magaaladda Dhuusamareeb, Midowga yurub wuxuu ku eedeeyay dowladda federaalka in hantidii iyo xoogii milateri ee la doonayay in lagula diriro ururka alshabaab ee ka socda goboladda shabeelaha dhexe iyo hoose...
Ciidamada Mareykanka ayaa Khamiistii dhowr weerar la beegsaday maleeshiyo Shiico Iraqi ah oo ay taageerto Iran, taasi oo lagu eedeeyey weerar maalin ka hor lagu dilay laba askari oo Mareykan ah iyo askari British ah. Weerarka Mareykanka ayaa lala beegsaday shan bakhaar oo hubka ay ku keydsato kooxda Kataib Hezbollah,...
Justin Trudeau Ra’iisul Wasaaraha Canada ayaa karantiil iskiis ah is-galiyay kadib markii xaaskiisa Sophie Trudeau lagu arkay calaamado xumad ah iyadoo ka soo laabatay dalka Ingiriiska. “Si deg-deg ah ayay talooyin caafimaad u raadsatay, waana laga baaray COVID-19 virus.”ayaa lagu sheegay war ka soo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha. “Iyada ayaana...
Wasiirka caafimaadka Dalka Ingiriiska, Nadine Dorries ayaa sheegtay in laga helay xanuunka corona, iyadoo noqonaysa Xildhibaankii ugu horreeyay ee uu cudurkaasi ku dhaco. Mss Nadine Dorries, ayaa sheegtay inay ka walwalsan tahay Hooyadeed oo 84 sano jir ah, haatanna qufaceyso, iyadoo qaadday tallaabooyinka lagama maarmaanka ah ee lagula taliyay, Gurigeedana...
Ra’iisul Wasaaraha dalka Sudan Cabdalla Hamdok ayaa ka badbaaday isku day-weerar oo saaka lala beegsaday kulanyo galbinaysay, weerarkaan ayaa ahaa Qarax lala eegtay gaarigii uu saarnaa ra’iisul wasaaraha hase yeeshee wuu ka badbaaday sida laga soo xigtey sarkaal u hadlay ra’iisul wasaare Hamdun. Hamdun ayaa la geeyay goob ammaan ah...
Waxaa magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya lagu soo gabagabeeyey kulan sannadle ah oo loogu magac daro AVIATION AFRICA 2020 badnaabana logu falanqeeyo horumarinta sharikadaha dayuuradaha ee qaaradda Afrika. Kulan oo la qabtay bishan March 4tii – ilaa 5tii ayaa waxaa looga dooday qadobo ay ka mid yihii sidii...
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in halka ay Dowladda Mareykanka ka taagan tahay biyo xireenka muranka dhaliyay ee Nile uu yahay "mid aan la aqbali karin." Washington ayaa wadahadal ka dhex waday dalalka Masar iyo Itoobiya oo in muddo ah ku muransanaa mashruuca biyo xireenka oo laga cabsi qabay in uu...