Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Kenya ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda ay wadahadal ka gasho sida ay ciidamadeeda uga baxayaan dalka Soomaaliya, sida uu ku warramay wargeyska Nairobi ka soo baxa ee Daily Nation. Wargeyska ayaa sheegay in wasiirka gaashaandhigga Kenya, Monica Juma ay hormuud ka noqon doonto wadahadalka oo qeyb ka ah...
Dowladda Kenya ayaa markii u horraysay si rasmi ah uga hadashay eedaymihii dowladda federaalku u soo jeedisay, waxayna beenisay inay faragalin ku hayso qaranimada iyo madaxbananaida Somaliya. Wasaaradda arrimaha dibada ee Kenya ayaa ku tilmaamtay Eedaymaha dowladda Federaalka kuwo la soo dhoodhoobay oo laga leeyahay dano siyaasadeed, waxayna sheegtay in...
Madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubarak ayaa geeriyoodey isaga oo 91 sano jir ah sida uu ku waramey Telefishanka Dowladda Masar. Xusni Mabarak ayaa xukumey dalka Masar muddo 30 sano ah, waxaa xilka looga qaadey kacdoon dad weyne oo askartu taageertey markii danbe bishii Feberaayo sanadkii 2011. Sanadkii 2012...
Qulqulatooyinka ka taagan galbeedka deegaanka Oromada ee dalka Itoobiya si ay wax uga qabato waxay dowladda Itoobiya dhawaan deegaannadaasi ka howl gelisay ciidamo ammaanka sugo. Inkasta oo ay dowladdu horay u sheegtay iney ciidamadeeda ay u howl gelisay iney shacabka weerarrada uga imanayo kooxaha hubeysan ay ka difaacdo haddana, sida...
dhacay xadka u dhexeeya Turkiga iyo Iran, subaxnimadii hore ee maanta. Sida laga soo xiganayo masuuliyiin Turki ah ugu yaraan 7 qof ayaa ku dhimatey kuwaas oo saddex kamid ah caruur yihiin, waxaana dhaawac soo gaaraya 25 qof oo kale. Dhaqaaqa dhulka ayaa ka dhacay meel 25 km uga beegan...
Turkiga ayaa qorsheynaya inuu bilaabo sahminta saliida iyo gaaska Geeska Afrika si uu u balaariyo xiriirka tamarta ee uu la leeyahay wadamada gobolka. Soomaaliya marka laga soo tago, guddiga arrimaha dibadda ee baarlamaanka Turkiga ayaa sidoo kale ansixiyay heshiis ay la saxiixdeen Itoobiya, si looga wada shaqeeyo tamarta, biyo-xireennada iyo...
Turkey iyo Russia ayaa is dhaafsaday hadallo kul kulul maanta oo Arbaca ah ka dib markii Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu ku hanjabay in uu weerar ku qaadi doonno Syria, si loo dhameeyo waxa ay Ankara ugu yeertay howlgallada arxandarrada ah ee ciidamada Syria ay ka wadaan gobolka Idlib. Tani...
Mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka ee casriga ah ee boqortooyada Sucuudiga ayaa ku burburtay gobolka waqooyiga yemen ku yaal ee Aljawf sida ay sheegtay wakaalada wararka Sucuudiga ee SPA . Kooxda Xuutiyintii ayaa sheegtay inay soo rideen diyaaradaas oo nooceedu ahaa Tornado, hase yeeshee Afhayeen u hadlay xulafada Sucuudiga...
Ugu yaraan 8 qof oo shacab ah ayaa ku dhimatay weerar la rumaysan yahay inay qaadeen Diyaaradaha dagaalka ee Maraykanka sida ay sheegeen Saraakiil ka tirsand dowladda afganistan. Afhayeen u hadlay Guddoomiyaha gobolka bariga Afganistan ee Nangarhar Attaullah Khogyani waxaa uu sheegay in dadka shacab ah oo saarnaa labo gaari...
Wasiirka arrimaha dibedda Saudi Arabia ayaa Khamiistii beeniyey warbixino sheegayey in laga yaabo inay kulmaan dhaxal-sugaha dalkaas Maxamed Bin Salmaan iyo ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu. “Ma jiro wax kulan ah oo la qorsheeyey inuu dhex-maro Saudi Arabia iyo Israel,” waxaa sidaas taleefishinka Sacuudiga ay leeyihiin ee Al-Arabiya u sheegay...