Monday, August 17, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Militariga Ugandha ayaa si dhakhso leh u hakiyey inay bedelaan ciidamadooda nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya sababo la xidhiidha cudurka faafa ee COVID-19. Brig. Richard Karemire, afhayeenka milatariga Ugaandha ayaa u sheegay Xinhua qadka taleefanka in taliska sare ee ciidamada Difaaca Dadka Ugandha (UPDF) ay qaateen go’aan ah in kumanaan...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay joojisay weeraro qorsheysan oo al-Shabaab la damacsanaayeen inta lagu gudajiro Bisha Barakeysan ee Ramadaan, sida lagu sheegay warbixin sir ah oo kooban oo lagu daabacay Sunday Nation. Kenya waxay sheegtay in ay u suurto galisay joojinta weeraradaas iskaashiga Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) iyo hay’adda Sirdoonka...
Turkiga ayaa eedeyn kulul u jeedisay dhiggeeda isutaga imaaraadka carabta, iyada oo ku eedeysay in ay taageerto argagixisada iyo shirqoolada afgambiga ah ayna ku xad gudubtay sharciga caalamiga ah. Wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga waxay ku eedaysay Imaaraadka inay taageerayso kooxda al-Shabaab ee Soomaaliya, iyo sidoo kale himilada gooni goosadka...
Wasiirkii dastuurka iyo arrimaha sharciga Tanzanja Augustine Mahiga ayaa ku geeriyooday caasimadda waddankaasi ee Dodoma, aroortii hore ee saaka ayaa waxaa kusoo booday xanuun oo uu geeriyooday sida lagu sheegay warbixin kasoo baxday dowladda. Danjire Mahiga ayaa waxa uu ahaa diblumaasi muddo dheer soo shaqeeyay, waxa uuna mar soo maamulay...
Kolanyo ka tirsan ciidamada difaaca waddanka masar ayaa weerar qarax ah lagula eegtay deegaanka lagu magacaabo Bi'rul-cabdi oo ka tirsan gobolka Siinaa.  Wararku waxey intaas ku darayaan inuu jiro dhimasho iyo dhaawac soo gaaray askartaas la weeraray. Bar dhinaca Facebook-ga ah oo ay leeyihiin xooggaga qalabka sida ee Masar ayaa...
Allaha U Naxariistee waxaa waddanka Jabuuti ku geeriyooday Ali Geulleh Aboubaker oo ahaa wasiirkii madaxtooyada u qaabilsanaa dhinaca maal-gashi dalkaasi. Waxaa dhowaan lagasoo qaaday caasimadda Faransiiska ee Paris, oo uu ku xanuunsanaa. Sida uu warbaahinta u sheegay suxufiga Maxamuud Bulxan oo Jabuuti jooga, wasiirka ayaa la xanuunsanayay muddooyinkii dembe dhiig...
Mareykanka ayaa sheegay Isniintii in ay dileen labo qof oo rayid ah ayna ku dhaawacmeen saddex duqeyn cirka ah oo ka dhacday Soomaaliya horaantii sanadkii hore. Dhimashada ayaa lagu xusay warbixin qiimeyn ah oo sedex biloodle ah oo ay sameysay AFRICOM oo ku saabsan duqeymaha loo geysto dadka rayidka ah...
Dhamaan bukaanka coronavirus ayaa laga soo saaray isbitaallada ku yaal magaalada Wuhan ee Shiinaha, halkaas oo fayraska markii ugu horreysay laga helay bishii Disembar ee la soo dhaafay, sidaana waxaa sheegay maamulka caafimaadka ee dalkaas. Mi Feng, afhayeenka Komishanka Caafimaadka Qaranka, wuxuu sheegay in tirada bukaannada isbitaalada ku yaal magaalada...
War kasoo baxay booliska waddanka Mozambique ayaa waxaa lagu sheegay in koox la magac baxday Al-shabaab ay gudaha dalkaasi ku dileen dad u badan dhalinyaro oo gaaraya 52 ruux, taariikhda marka ay aheyd 7-dii April, sida lagasoo xigtay mas’uul u hadlay booliska . Orlando Mudumane oo ah Afhayeenka booliska Mozambique...
Dowladda Kenya ayaa gacanta kudhigtay oo gubtay shixnad kalluun ah oo ka kooban 12 tone oo laga keenay Soomaaliya, si loogu iibgeeyo dalkaas. Kalluunkaan ayaa ku qiimaysnaa lacag dhan Sh5 million oo ah lacagta Kenya ah, waxaana lagu tilmaamay inuu ahaaa kalluun si sharci darro ah lagusoo geliyay dalka Kenya. Hay’adda...