Iyadoo guud ahaan caalamka uu soo food saaray mar kale culey la xiriira caabuqa Coronavirus ayeey dowladda Sacuudigu joojisay gabi ahaanba duuliyaadkii caalamiga ee tagi jiray dalka.
Sidoo kale dowladda ayaa sheegtay in laga fiirsan doono dib u eegisna lagu sameyn doono socdaalka dhinaca badda ah ee soo gaala dalka...
Inta la xaqiijinayo ilaa saddex ruux ayaa ku geeriyootay Qarax ka dhacay magaalada Lideta oo ku dhaw bartamaha magaalada caasimada ah ee Addis Ababa Axaddii shalay.
Wakaalada Wararka ee dowladda ayaa sheegtay in qaraxan uu ka dhashay Bam goobta la dhiggay laakiin ma aysan bixin faah faahin intaa dhaafsiisan.
Warka ayaa...
Dowladda Kenya ayaa qunsuliyad ka furaneysa gobolka Jamhuuriyada Iskeed ugu dhawaaqday madax-bannaanida ee Somaliland kaasoo u muuqda mid u ololeynaya aqoonsi caalami ah.
Go'aanka ay Kenya qaadatay ayaa imanaya xili uu sii xumaanayo xiriirka Diblomaasiya-deed oo ay kala dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku eedeysay Kenya in ay fara-galin qaawan...
Muwaadin u dhashay Kenya oo loo haysto inuu ka tirsan yahay al-Shabaab tababar duuliyana ku soo qaatay Filibiin ayaa lagu soo oogay dambiyo argagixisanimo, oo ay ka mid tahay inuu maleegayay afduub diyaaradeed oo lamid ah weerar u eg 9/11.
Cholo Abdi Abdullah, oo 30 jir ah ayaa laga qabtay...
Dowladda Kenya, ayaa sheegtay in aysan ka aargoosandoonin Soomaaliya ka dib markii dowladda federalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday in ay xiriirka u jartay Kenya.
Soomaaliya ayaa xiriirka ugu jartay Kenya, ka dib markii ay ku eedeeysay in ay xad gudubyo joogta u hayso madaxbannaanida iyo midnimada Soomaaliya.
Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan...
Madaxweynaha Somaliland, Muusa Biixi Cabdi ayaa galabta gaadhay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, halkaas oo uu ka helay caasumaad rasmi ah oo uga timid dowladda Kenya.
Wasaaradda arrimaha dibadda Kenya, ayaa si kooban u sheegtay in madaxweyne Muuse Biixi uu Isniinta berito ah wadahadal la yeelan doono madaxweynaha Kenya...
Boqortooyada Ingiriiska, ayaa ku dhawaaqday taageero cusub oo maalyaddeed oo ku kacaysa $ 29.2 million) oo loogu talo galay Soomaaliya, kadib booqashadii uu Soomaaliya ku yimid Wasiirka Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska, James Duddridge.
Waa booqashadii ugu horreysay ee wasiir ka tirsan dowladda UK uu ku yimaado Soomaaliya tan iyo markii...
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa waxba kama Jiraan ka soo qaaday dooddii xisbiga Jamhuuriga ku rabeen in madaxweynaha la doortay Joe Biden loogu diido guushii uu ka gaaray gobolka muhimka ah ee Pennsylvania.
Madaxweyne Donald ayaa ku doodday in aan looga guuleysan doorashada, balse taa badalkeeda ay dhacday ku shubasho...
Ra'iisal Wasaaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa lagu wadaa in booqasho labo cisho oo ka bilaabeysa maalinta berri ah uu ku tago dalka Kenya.
Safarka Ra'iisal Wasaaraha ayaa noqonaya kiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu ku dhawaaqay in la soo afjaray dagaalkii ciidamada difaaca Qaranka kula jireen jabhada TPLF...
Madaxweynaha dowadda Kenya, Uhuru kenyatta ayaa dhaleeceeyay wadamada shisheeye oo uu ku eedeeyay isku day fara galin ka dhan ah arrimaheeda gudaha.
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Kenya ay qadarinayso taageerada iyo iskaashiga ay la leedahay ummadaha kale, balse aysan aqbalayn in cid kale soo fara galiso oo wax...


















