Sunday, August 16, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

War Qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo '' AFRICOM'' ayaa lagu sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose ku dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab dhinaca kalana burburiyeen xarumo muhiim u ahaa. Duqeyntan oo ka dhacday...
Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu dilay  ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan muwaadiniin u dhashay Turkiga oo ka shaqeynayay wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa sheegtay in hal qof oo Turkish ah uu ku jiro dadka ku geeriyooday qaraxa. Waxay kaloo sheegtay...
Xilli uu dalka Uganda isku diyaarinayo doorashada Janaayo 14, ayaa madaxweynaha Uganda ahna taliyaha Guud ee ciidamada qalabka sida, Gen. Yoweri Museveni, wuxuu Maj Gen Kayanja Muhanga u magacaabay madaxa isku duwaha howlaha amaanka ee Kampala. Muhanga wuxuu ahaa abaanduulihii ciidamada Uganda ee Soomaaliya intii u dhaxeysay 2014 & 2016. Madaxweynaha...
War ay soo saartay dowladda Britain ayeey ku sheegtay suurtagalnimada in toddobaadyada soo socda uu dalku wajaho xaalad caafimaad tii ugu darrenyd. Shaqaale fasaxyo ku maqnaa iyo xanuunka Covid19 noociisa cusub ayeey hay’adaha caafimaadku sheegaan in ay la daalaa dhacayaan fiditaanka xanuunkaas. Dhakhaatiirta iyo Shaqaalaha dalka Britain ayaa ka diggay in...
Kaddib toddobaadyo isku dhac ah Sudan waxaa ay sheegtay in ay gabi ahaanba gacanta ku dhigtay dhamaanba dhulkii ay horey uga heysatay Itoobiya kuwaa oo ku yaala xudduuda labada dal ay wadaagaan. Dhulkan ay sheegtay Sudan in ay qabsatay ayaa waxaa deggenaa muddo dheerna ku noolaa beerley Itoobiyaan ah. Itoobiya oo...
Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Arbacadii shalay  ku dhawaaqay in Anita Kiki Gbeho oo reer Ghana ah noqoto ku xigeenka cusub ee Wakiilka gaarka ah ee Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. Gbeho  ayaa badali doonta  Raisedon Zenenga oo reer Zimbabwe ah oo loo magacaabay kaaliyaha xoghayaha guud...
Saraakiisha cidianka difaaca Qaranka dowladda Itoobiya ayaa sheegay in ay helleen ama gacanta ku dhigeen gantaalo lagu qariyay qeybo ka mid ah magaalada Mekelle ee gobolka Ismaamulka Tigreyga. Gantaalahan oo gaaraya ilaa 13 ayeey saraakiishu sheegeen in ay ahaayeen kuwa ridada dheer oo ay TPLF mar u adeegsatay gobollada Bahar...
Dowladda Mareykanka ayaa illaa 2500 kamid ah ciidamadeeda badda ah geysay xeebta Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan daabulka 800 oo askari uu Maraykanka kala baxayo Soomaaliya, taliska Maraykanka Afrika  ayaa sheegay Talaadadii maanta. Taliska Maraykanka ayaa war-saxaafadeed ku sheegay in tiro yar oo ciidamo ah ay kusii nagaanayaan gudaha...
Warbaahinta Kenya ayaa qortay in Soomaaliya ay ku fashilantay Isku daygii ahaa in Kenya lagu canaanto shirkii  urur goboleedka IGAD. War murtiyeedkii kasoo baxay shirkii urur goboleedka IGAD laguma xusin wax ku saabsan ashtakadii Soomaaliya ay ka gudbisay dowladda Kenya ee ahayd in ay faro galin ku hayso midnimada iyo...
Saraakiisha nabad-galyada dowladda Kenya ayaa sheegay in ay helleen meydka Cumar Aadan oo ahaa sarkaal ka tirsanaa saldhiga degaanka Gumarey oo hoos yimaada Khorof Xaraar. Sarkaalkan meydkiisa la helay oo ku shaqeynayay darajada kaaliyaha saldhiga Booliiska Gumarey ayaa waxaa la afduubtay ka hor inta aan meydkiisa la helin rag hubeysan...