Sunday, August 16, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Sida uu shaaciyay Bangiga Qaranka ee Itoobiya waxaa maanta guud ahaan la joojiyay isticmaalka lacagtii hore ee Itoobya, iyadoo aan waxba lagu kala iibsan doonin laga bilaabo maanta oo Talaado ah. Bangiga ayaa sidoo kale sheegay inay maalmo kooban sii socon doonto badalaada lacagtii hore, cidda jeebkeedu kusii jirtana ay...
Ku simaha xoghayaha gaashaandhiga Maraykanka Christopher Miller ayaa jimcihii maanta usoo safray Soomaaliya si uu ula kulmo ciidamada mareykanka ee halkaas ku sugan. Booqashadiisa ayaa kusoo beegantay xilli madaxweyne Donald Trump uu ka fiirsanayo in ciidamada Mareykanka laga saaro dalka Soomaaliya. Miller oo tobankii bishaan uu magacaabay madaxweynaha xilka ka dagaya...
Isaga oo wareysi siinayay France 24 ayuu sheegay Wasiirka Maaliyada Itoobiya Axmed Shiddo in dagaalka ka socda gobolka Tigrayga uu yahay mid lagu soo celinayo'' Amarka iyo Kala danbeynta gobolka'' Wuxuu sheegay in ciidamada difaaca Qaranka ay la wareegeen maalmihii ugu danbeeyay deegaanno dhowr ah dhawaanna la soo afjari doono...
Maxkamad ku taal  dalka Canada ayaa xukun ka khafiifisay nin sanadkii 2017 weerar ka fuliyay masaajid ku yaal magaalada Quebec. Alexandre Bissonnette ayaa sanadkii hore lagu xukumay laba goor oo xabsi daa’in ah, kadib markii uu lix qof ku dhex dilay masaajidka, halka shan kale uu si xun ugu dhaawacay. Maxkamadda...
Sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada ee dalka Itoobiya waxaa dib loo dhigay ilaa wakhti aan la shaacin imtixaankii fasalka 12aad ee Itoobiya. Haddaba Imtixaanka dib loo dhigay ayeey Wasaaraddu ku sababaysay maadaama dalku ku jiro xaalad amni,  sidaa daraadeedna ilaa wakhti aan la xadidin dib loogu dhigay imtixaankii fasalka 12aad...
Hoggaamiyaha Jabhada TPLF Debretsion Gebremichael  ayaa ku gacanseyray dalabkii ugu yimid Ra'iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo u qabtay 72 saacadood  in ay isku soo dhiibaan. Wuxuu sheegay in marnaba aysan u hoggaansimi doonin dalabka uga yimid dhinaca Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya, taa badalkeedana diyaar u yihiin in ay dhintaan. Ciidanka...
Ra'isal wasaaraha Itoobiya ayaa xoogagga TPLF u qabtay 72 saacadood iney dowladda isugu soo dhiibaan, xilli ay ciidamada dowladda Itoobiya ay ku sii jeedaan caasimadda Maqale. Abiy Axmed wuxuu hoggaanka Tigraay uu u sheegay in la marayo "meel aan laga noqon karin".xogagga Jabhadda Xoreynta Shacabka Tigraay ee TPLF oo gacanta...
Madaxweynihii hore ee dalka Nigeria Olusegun Obasanjo ayaa u taggaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya si uu isugu dayo in uu dhexdhexaadiyo dowladda Federaalka iyo maamulka Tigrayga isaga oo ku soo biiraya dadaallada nabadeed ee socda. Dalalka Uganda iyo Kenya oo ay hoggaaminayaan madaxweynayaashooda ayaa sidoo kale qeyb ka...
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, Abiy Axmed ayaa sheegay in uu soo dhamaaday waqtigii loo qabtay inay isku soo dhiibaan maleeshiyaadka iyo ciidamada TPLF ee weli la dagaalamaya ciidamadiisa. “Waa dhammaatay muddadii loo qabtay inay isku soo dhiibaan maleeshiyada iyo ciidamada gaarka u tababaran ee TPLF, ” ayuu yiri Abiy Axmed. Sidoo...
Madaxweyne Trump ayaa la filayaa inuu ku amro militariga Mareykanka inay kumanaan askari kala baxaan Afghanistan, Iraq iyo Somalia, ka hor waqtiga uu xafiiska ka tagayo bisha Janaayo. Amar qabyo ah oo horyaala Pentagonka, ayaa sheegaya in tirada ciidamada Mareykanka ee ku sugan Afghanistan laga dhimayo kala bar. Ciraaq gudaheeda, Pentagon...