War qoraal ah oo kasoo baxay dhanka dowladda Itoobiya ayaa lagu sheegay in TPLF ay caqabad ku tahay gargaarkii lagaarsiin lahaa dadka dhibaataysan, ee gaajada iyo dhibaatooyinka kale saameeyeen ee ku sugan gudaha gobolka Tigray.
Dowladda ayaa sidoo kale sheegtay in TPLF ay burburiyeen buundooyinkii uu gargaarku u mari lahaa...
Dowladda Kenya ayaa xoojisay howlihii shidaal baarista ee gobolka xeebta ee Lamu, ku dhawaad sanad kadib markii ay diiday go’aankii maxkamadda caddaalada adduunka ee la xiriirtay muranka ay galisay badda Soomaaliya.
Guddoomiyaha batroolka James Ng’ang’a ayaa sheegay in shirkadda ENI Kenya Business Venture (BV) oo hore u ahaan jirtay Agip...
Xamse Warfaa oo ahaa gudoomiye ku xigeenka waaxda shaqada iyo horumarinta dhaqaalaha ee gobolka Minnesota ayaa madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden wuxuu u magacaabay lataliye sare oo ka tirsan wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka.
Xamse Warfaa ayaa noqonaya masuulkii ugu darajada sareeyay ee Soomaali ee xil caynkaan ah looga magacaabo madaxtooyada...
Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsanaa Geeska Afrika, Jeffrey Feltman ayaa xilka ka tagaya. David Satterfield, oo ah safiirka Maraykanka ee Turkiga, ayaa xilkaan la wareegidoona maalmaha soo socda.
Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa si gaar ah u sheegtay Arbacadii in Feltman, oo 62 jir ah, uu xilka ka...
Ra'iisul wasaarihii dalka Suudaan, oo afgambi militari xilka looga tuuray, balse dib loo soo celiyay muddo bil ka hor, ayaa is casilay.
Go’aanka uu qaatay ra’iisul wasaare Abdalla Hamdok ayaa ku soo aaday iyadoo dibadbaxyo baahsan ay hareeyeen dalka ku yaalla waqooyi bari ee Afrika.
Dibad-baxayaashu ma cambaarayn kaliya afgambigii xilka...
Bayaan Wada-tashi heer Qaran oo Barlamaanka Ethiopia Maanta Meel Mariyey iyo waxa looga Danleeyahey.
Golaha Wakiilada Itoobiya oo kulan degdeg ah isugu yimid ayaa waxay ansixiyeen bayaanka aasaaska guddida wada tashiga ee heer Qaran, ee uu dhawaan soo gudbiyay Ra'iisal wasaare Abiyi Axmed.
Guddidan ayaa waxay ka shaqayn doonaan sidii loo qaban lahaa kulan wadatashi oo ay isugu imaan doonaan qawmiyadaha wada dega dalka...
Dawladda Ingiriiska oo Taageertey Shirka uu Rooble ugu Baaqey Golaha wada-tashiga Qaran ee Muqdisho.
UK ayaa sheegtay in ay aad uga walaacsan tahay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, iyadoo sheegtay in ay marayso meel xasaasi ah.
Safiirka UK, ee Soomaaliya, ayaa sheegtay in ay lagama maarmaan tahay in madaxda Soomaaliya ay sida ugu dhaqsiyaha badan ku soo gebagebeeyaan hannaanka doorashada si loo xaqiijiyo kalsoonida natiijada...
Dowladda Mareykanka ayaa taageertay baaqii ku saabsanaa shirka tooska ah ee Golaha Wadatashiga Qaran ee todobaadkan diirada lagu saarayo hagaajinta iyo dardar gelinta hanaanka doorashada Soomaaliya.
Maraykanka ayaa sheegay in ay lama huraan tahay in madaxda heer qaran iyo heer federaal ee Soomaaliya ay si degdeg ah u soo gebagebeeyaan...
DARYEEL-BULSHO Waa Buugg Ku
Saabsan Cilmi-nafsiga (psychology).
Wuxuu Mid Mid Kuugu Qaadaa-Dhigi Doonaa, Fahamka Aasaasiga ah ee
Cilmi-Nafsiga & Hababka Loola
tacaalo.
Buuggu Wuxuu Ku Dhiiragelinayaa
Akhristaha inuu Raaco Talooyin iyo
Tusaalooyin Cad-Cad, Kuwaas oo
Laga Soo Uruuriyay Sheekooyin La Xiriira Dabeecadaha iyo Astaamaha
Lagu Garto Xanuunadda Qaarkood
iyo Qaabka Ugu Wanaagsan ee Loola Tacaalo, Waa Qisooyin Dhab ah...
Buugga (Daryel-Bulsho )
Waa Buug Kuu Soo Bandhigaya Habka ugu Sahlan ee qofka lagu Daawayn karo isaga oo isbitaal ama daawa qaadanin (cilmunafsiga)
Waa Daryeelka Nafta Bini'adamka
Hagaajinta & Dhamaan waxyaabaha laxiriira qofku in uu ku noolaado ,
Nolol dagan oo farxad leh . Mustaqbalka in uu ku kalsoonaado Qofku.
Dhinaca kale Waa Kahortaga...

















