Sheikh Maxamed Xassan Aadam oo ahaa Imaamka Soomaalida ku nool magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Maraykanka, oo la weysanaa illaa arbacadii lasoo dhaafay ayaa ugu dambayn maydkiisa la helay.
Xubno kamid ah qoyskiisa iyo jaaliyadda Soomaaliyeed Ohio ayaa sheegay in Imaamka la waayay 7-dii fiidnimo ee xilliga geeska...
Afhayeenka kooxda TPLF Getachew Reda ayaa dowladda Itoobiya ku eedeeyay inay weeraro ku qaadeen qaybo kamid ah gobolka Tigray, isagoo xusay in laga soo weeraray saddex aag oo ay ku sugnaayeen kooxda TPLF.
Eedayntan ayaa kusoo hagaagtay xilli maalmo ka hor ay TPLF sheegtay inay ka baxayso dhammaan dhulkii ay...
Hoggaamiyaha kooxda TPLF ayaa ciidamadiisa ku amray inay si degdeg ah uga soo baxaan degaannada Axmaarada iyo Canfarta, kuna soo laabtaan degaankooda, isagoo ku tilmaamay inay arrintani tahay tallaabo loo qaaday dhanka wada hadal iyo xabbad joojinta.
Hoggaamiyaha ayaa sidoo kale sheegay in arrintani ay u gogol xaarayso wada hadal...
Senetka Mareykanka ayaa meel mariyay in Larry Edward Andre, Jr, oo ah xubin sare oo ka tirsan Adeegga Arrimaha Dibadda, uu noqdo Safiirka Mareykanka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Larry Edward Andre, Jr ayaa safiir ka soo noqday Mauritania iyo Jabuuti. Waxa uu markii ugu dambeysay si ku meel gaar ah...
Sida ay baahisay Warbaahinta ku hadasha afka dowladda, Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa la wareegay gacan ku haynta guud ahaan gobolka waqooyiga Wallo ee degaanka Axmaarada, oo ay ku jirto magaalada muhiimka ah ee Woldiya.
Goobahan cusub ee ay maanta la wareegeen ciidamada Itoobiya, ayaa waxaa horey gacanta ugu hayay kooxda...
Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u codeeyay in la dhiso guddi caalami ah oo khubaro ah oo baara xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqda aadanaha ee ka socda Itoobiya.
Codeyntan ayaa timid ka dib shir shalay ka dhacay dalka Itoobiya oo looga hadlayay arrimaha xuquuqul insaanka, kaasoo ay saraakiisha...
Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaan ku faraxsanayn in Jabhadda Tigray ee Itoobiya (TPLF) ay dib u guranayso, laba bilood ka dib markii ay u soo gudbeen caasimadda Itoobiya ee Addis Ababa taas oo walaac ku abuurtay beesha caalamka.
Isagoo la hadlayay Sudans Post saaka, diblumaasi ka tirsan kooxda TPLF oo...
Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa sheegaya in xubno ka tirsan dagaalamayaasha Al-shabaab ay weerar jidgal ah ku dileen ciidamo ka tirsan Booliiska dalka Kenya.
Weerarka dhabagalka ah ayaa la sheegay in Al-shabaab la beegsadeen gaari nooca xamuulka qaada ah, kaasoo ay saarnayeen ciidamo ka...
Zaynab Maxamuud Maxamed oo ah gabadh Soomaaliyeed oo dhallinyaro ah ayaa ku dhawaaqday inay u tartamayso kursiga senate-ka, iyadoo ku matalaysa gobolka Minneapolis.
Haddii la doorto waxay noqonaysaa haweeneydii ugu horreysay ee Madoow ah oo Muslim ah uguna da’da yarayd ee loo doorto Senateka Minnesota.
Zaynab Maxamuud Maxamed oo 24 jir...
Ra'iisal wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed oo wali ku jira hawlgallada ka dhanka kooxda TPLF, ayaa muddo toddobaad gudihiisa ah markii saddexaad kasoo muuqday warbaahinta dowladda, isagoo kusugan mid kamid ah furimaha dagaalka lagula jiro kooxda TPLF.
Abiyi Axmed markan waxa uu si gooni ah ula hadlay ciidamada Itoobiya ee uu...


















