Guddiga sare ee Midowga Yurub ayaa madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheikh kala hadlay howlgalka ATLANTA ee la dagaalanka burcad baddeeda Soomaaliya.
Wakiilka sare ee arrimaha dibadda ee Midowga Yurub Josep Borrell, ayaa xiriir uu qadka taleefoonka kula sameeyay madaxweyne Xasan Sheikh, waxaa uu xaqiijiyay inay si faahfaahsan uga wada...
Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa wadahadal kula yeeshay Aqalka Madaxtooyada ee dalka Kenya General Stephen Townsend oo ka tirsan Ciidanka Mareykanka.
Wadahadallada Madaxweyne Kenyatta uu la yeeshay Gen Townsend oo ah Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa ku qotoma nabadda iyo ammaanka gobolka Geeska Afrika, iyadoo si gaar ah diiradda loogu...
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida madaxweynihii geeriyooday ee dalka Imaaraaadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayid.
Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu madaxweynaha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid...
Shirkadda dayuuradaha Turkish Airlines ayaa shaacisay iney si KMG ah u joojisay duulimaadyadii ay ku iman jirtay garoonka Aadan cadde.
Arrintan ayaa waxaa lagu shaaciyey qoraal kooban oo ay soo saartay Shirkadda, waxaana joojinta safarada la ogeysiiyey dhamaan macaamiisha Shirkada.
Qoraalka waxaa lagu sheegay in sababta talaabadan keentay ay tahay shidaalka...
Ruushka ayaa sheegay in ku dhawaad 700 oo dagaalyahano Ukraine ah ay isku dhiibeen Mariupol balse Ruushka ayaa sheegay in taliyayaasha ay wali ku jiraan Warshada birta ee Azovstal.
Sidoo kale, Ruushka ayaa sheegay in 694 dagaalyahan oo kale ay habeen hore isa soo dhiibeen, taasoo tirada guud ee dadka...
Madaxweyne Joe Biden ayaa oggolaaday codsi uga yimid Pentagon-ka oo ku saabsanaa in ciidamada Mareykanka dib loogu soo celiyo Soomaaliya si ay uga hortagaan kooxda Al-Shabaab, sidaas waxaa sheegay sarkaal sare oo ka tirsan maamulka.
Talaabadan ayaa meesha ka saareysa go’aankii uu madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump ku gaaray...
Raysal wasaaraha dalka Itoobiya, Aby Ahmed Ali ayaa qoraal uu bartiisa twitterka soo dhigay ugu hambalyeey madaxweynaha cusub ee dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud.
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud ayaa xalay ku guulaystay xilka madaxwyenaha 10-aad ee dalka, kadib doorasho wareegga saddexaad ay isla soo gaareen madaxweynaha hadda xafiiska jooga...
Dagaal u dhexeeyay ciidamada Eritrea iyo ciidamada fallaagada Tigray ee TPLF ayaa ka dhacay xadka Eritrea.
Dagaalka ayaa ka dhacay deegaanada Rama iyo dhulka lagu muransan yahay ee Badme oo ku yaalla xadka labada dhinac
Wararka waxay sheegayaan in labada dhinac ay isku adeegsadeen hubka culus oo ay kamid yihiin madaafiic,...
Bulshada ku dhaqan magaalada St. Cloud iyo nawaaxigeeda ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka ayaa iska aruuriyay aduun lacageed oo gaaraya 70,000 oo doolar oo ay ugu talo galeen iney uga qeyb qaataan gurmadka loo sameynaayo dadkii ku hanti beelay dabkii baabi'iyay Suuqii weynaa ee magaalada Hargeysa ayaa waxay...
Ciidamada amaanka Israel ayaa bilaabay ugaarsi balaaran oo ay ku baadigoobayaan labo falastiiniyiin ah oo looga shakisan yahay inay saddex qof ku dileen weerar ka dhacay magaalo ku taal bartamaha Israel, sida ay booliisku sheegeen.
Weerarka oo dhacay habeenimadii Khamiista, oo ah maalinta madax banaanida Israel, ayaa ah kii ugu...


















