Saturday, August 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wasiirka gaashaandhigga Ruushka , Sergei Shoigu, ayaa ku amray militeriga inay xoojiyaan dagaalka ay ka wadaan dalka Ukriane ka dib amar sidaas faraya oo ka soo baxay Madaxweyne Putin. Wasiirka ayaa amarkan siiyay ciidamada Ruushka xilli uu booqasho ku tagey saldhig militeri oo ku yaalla gudaha dalkaas. Wuxuu sheegay in arrintani...
Dowladda Kenya ayaa sheegtay in go’aanka maxkamadda ICJ ee ay kasoo saartay dacwadda Badda ee u dhaxesay Kenya iyo Soomaaliya, ay dhaqan galin doonto dowladda cusub ee Kenya. Qodobkan ayaa la filayay in ay ka wadahadlaan madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo shalay gaaray heshiis ka kooban 11 qodob oo...
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegtay inay hawadeeda u furtay dhammaan diyaaradaha, oo ay ku jiraan kuwa ka imanaya ama ku socda Israel. Go’aanka waxaa soo dhaweeyay madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo galabta booqasho uga bilaabatay Sacuudiga, ayada oo diyaaraddiisa ay toos uga kacday Israel una tagtay Jeddah. Biden oo wali ku...
Militariga Iran ayaa maanta kaga digay Mareykanka iyo Israel inay awood ugu hanjabaan Iran, kadib markii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden uu sheegay inuu awood ciidan u adeegsan doono haddii ay noqoto xalka ugu dambeeya, si uu uga hortago in Iran ay hesho hub nukliyeer ah. Mareykanka iyo sanhnuuniyadda (Israel) aad...
Booliska Koonfur Afrika ayaa magaalada Cape Town ee Gobolka Western cape ka bilaabay howlgal ka dhan ah dadka ajaaniibta ah oo ay Soomaalidu ku jirto, kuwaasoo ganacsiyo kala duwan ku leh magaaladaas. Sarkaalka Ciidankaas wata ayaa magaciisa waxaa lagu soo koobay maloko, waxaana ay ciidamada ku howlan yihiin dhibaateynta dadka...
Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay madaxii hay’adda gargaarka ee dowladda kadib markii lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo wax isdaba marin. Mitiku Kassa ayaa lagu eedeeyay in uu hay’ad bini’aadantinimo kala shaqeeyay iibinta raashinka gargaarka ah iyo dharka loo qoondeeyay dadka barakacayaasha ah. Masuulkan Si cad ugama aanu jawaabin eedaymahaas. Mr Mitiku ayaa sanadihii...
Manea al-Yami oo ka mid ahaa siyaasiyiinta mucaaradka Sacuudiga ayaa lagu dilay dalka Lubnaan, waxaa sidaas sheegay xisbiga mucaaradka Sacuudiga ee Xisbiga Golaha Qaranka (NAAS) iyo ilo-wareedyo amni oo ku sugan Lubanaan. War-saxaadeed uu soo dhigay twitter-ka, ayuu xisbiga NAAS, oo ah urur mucaarad ah oo ay maal-geliyaan Sacuudiyiinta dibad-joogga...
Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay ayaa soo gabagabeeyay wadahadallo la isku waafajinayo taageerada saadka ee howlgalka Midowga Afrika si loo fududeeyo jawaabta ciidamada ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab. Taliyaha ciidamada ATMIS, Diomede Ndegeya ayaa sheegay, in howlgalka Midowga Afrika uu u baahan yahay in si hufan uu u helo...
Kalonzo Musyoka Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Kenya ayaa sheegay hadal dad badan ka yaabiyey oo ah inuu kasoo jeedo mid ka mid ah qabiillada Soomaalida. Waxaa uu hadalkan ka jeediyey dibed-bax siyaasadeed oo uu uga qayb galay magaalada Habaas-weyne ee ismaamulka Wajeer. Hadal-hayn aad u ballaaran ayaa ka dhalatay hadalkiisa...
Sicir-bararka dalka Turkiga ee bishii June ayaa gaaray 78.6 boqolkiiba — taasi oo ah heerkii ugu sarreeyey muddo 24 sano ah kaasoo noqday sicirklii bararkii ugu sareeyey muddo rubac qarni Heerka sicir-bararka ee ay maanta shaacisay hay’adda tiro koobka Turkiga ayaa ah kii ugu sarreeyey tan iyo bishii Janaayo 1998-kii. Heerak...