Saturday, August 15, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Dowladda Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweeyay ansixinta xukuumadda cusub uu dhawwaan soo magacaabay Ra’isul Wasaare Xamse Cabdi Barre, oo maanya xildhibaanada golaha shacabka si aqlabiyad leh u siiyeen codka kalsoonidda. Qoraal kasoo baxay safaaradda Soomaaliya ku leedahay dowladda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ay soo dhaweenayaan asnixinta xukuumadda...
Dilka hoggaamiyihii Al-Qaacida Ayman Al-Zawahiri ee duqeynta diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Mareykanka ma saameyn doonto howlgallada kooxaha argagixsada ee xiriirka la leh ee dunida, balse waxay fureysaa dariiqa loo maro hannaan kala horreynta dhanka hoggaanka oo ah mid dhib badan. Jihaad-doonkii u dhashay Masar oo Maraykanku sheegay in lagu...
Dowlada Chile ayaa sheegtay in ay baaritaan ku samaynayaan god aad u wayn oo hoos u qodan oo aan la garanayn waxa uu yahay. Godkan ayaa ku yaallaa meel u dhow goob macdanta laga qodo oo ku taalla dhinaca waqooyi ee waddankaas. Mas’uuliyiinta dowladda ayaa aaminsan in godkan uu hoos u...
Ruushka ayaa markii ugu horraysay Mareykanka ku eedeeyay inuu si toos ah ugu lug leeyahay dagaalka ka socda Ukraine, Afhayeen u hadlay wasaaradda gaashaandhigga Moscow ayaa sheegay in Mareykanka uu ciidamada Ukraine u calaamadaynayay meelaha ay ku garaacayaan gantaallada uu Mareykanka sameeyay ee Himars. Gantaalaha Himars waa hub ay ka dhacaan...
Hay’adda dambi baarista dalka Kenya ayaa waxay gacanta ku dhigtay nin si aad ah looga baadi goobayay Kenya. Cabdi Xuseen Axmed oo loo yaqaan Abu Khadi, ayaa lagu xiray gobolka Meru ka dib markii ay booliisku heleen xog sir ah oo ku saabsan halka uu ku dambeeyay. Ninkaan ayaa dowladda Maraykanka...
Afhayeenka aqalka wakiilada Mareykanka, Nancy Pelosi ayaa gaartay jasiiradda Taiwan, kaddib todobaadyo ay socdeen muran ka dhashay socdaalkeeda. Waa booqashadii ugu horeyay oo uu sarkaal sare oo Mareykan ah ku tago jasiiraddaasi, muddo 25 sano ah kaddib. Pelosi ayaa ku timid diyaarad rakaab ah oo ay leeyihiin ciidamada cirka Mareykanka, waxaana...
Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in hoggaamiyahii Al-qaacida Ayman Al-Zawahiri lagu dilay weerar loo adeegsaday Drone oo ay fulisay CIA-da Mareykanka, sida ay xaqiijiyeen saraakiil Amerikaan ah. Dilka Al-Zawahiri ayaa la sheegay inuu ka dhacay magaalada Kabul ee Caasimada dalka Afghanistan galinkii dambe ee Maalintii Sabtiga ee lasoo dhaafay. ⓘ Hoggaamiyahan la dilay...
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey, António Guterres ayaa shaaciyay in dunnida halis weyn xilligan ugu jirto in uu ka qarxo dagaal ay dalalka waaweyn isku adeegsadaan hubka wax gumaada ee nuclear-ka. António Guterres, oo ka hadlayay furitaanka shirka dib u eegista heshiiska taariikhiga ah ee xakameynta faafista hubka nuclear-ka ayaa...
Taajir caan ah oo u dhashay Ukraine ayaa ku dhintay duqeyn xoogan oo Ruushka ka geystay magaalada koonfurta ku taalla ee Mykolaiv. Oleksiy Vadatursky, 74 jir ah iyo xaaskiisa Raisa ayaa dhintay markii xaley uu gantaal ku dhacay ku dhacay gurigooda, sida ay ku warrantay warbaahintaa Ukraine. Mr Vadatursky wuxuu lahaa...
Warbaahinta ku hadasha Afka dowladda Itoobiya ayaa tabisay in Ciidamada Cirka ee Itoobiya oo qayb ka ahaa dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al Shabaab ay duqeyn ay ka gaysteen xuduudda Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku dileen Saraakiil ay ku sheegeen inay kamid ahaayeen Kooxda Al Shabaab. Saraakiisha ay dowladda Itoobiya...