Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa maalintii Khamiista ansixiyey codsigii dalka Finland ee ka mid-noqoshada Gaashaan Buurta NATO.
Dhammaan 276 xubnood ee Baarlamaanka Turkiga ayaa u codeeyey in Finland loo ogolaado xubinimada NATO. Dhowr maalin ka hor ayuu dalka Hungary ogolaaday in Finland ka mid noqoto xubnaha NATO.
Xoghayaha Guud ee Gaashaan Buurta...
Rep. Matt Gaetz, a member of the Republican Party, wants the US troops to be withdrawn from Somalia.
The representative from Fort Walton Beach has issued a new resolution to force President Joe Biden to withdraw US troops from Somalia.
Gaetz said that he submitted a document forcing the House of...
The United States has appointed Ambassador Richard H. Riley as Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary to Somalia.
The new ambassador has risen to the top of US foreign policy.
Richard H. Riley, is a senior member of the Foreign Service. He became Economic Counselor at the US Embassy in Ottawa, Canada.
The new...
Mareykanka ayaa Ambasador Richard H. Riley, usoo magacowday Safiir aan caadi aheyn oo Soomaaliya u fadhindoona, kaas oo haysta awood buuxda oo uu kumatalo dawladda Mareykanka.
Safiirka cusub ayaa darajo sare ka gaaray siyaasadda arrimaha dibada ee Maraykanka.
Richard H. Riley, waa xubin ka tirsan Adeegga arrimaha dibadda ee sare. Waxa...
Xildhibaan Matt Gaetz oo katirsan xildhibaanada xisbiga Jamhuuriga ayaa doonaya in ciidamada Mareykanka lagasoo saaro Soomaaliya.
Xildhibaanka lagasoo doorto Fort Walton Beach, ayaa soo saaray qaraar cusub oo lagu doonayo in lagu qasbo madaxweyne Joe Biden in uu ciidamada Maraykanka ka saaro Soomaaliya.
Gaetz ayaa sheegay inuu gudbiyay qoraal ku qasbaya...
Beesha Gaaljecel Saransoor ayaa soo saartay war murtiyeed iyo go'aano culus oo la xiriira wajiga labaad ee Howlgalka ka dhaka ah Al-shabaab oo lagu wado inuu dhawaan ka bilaawdo gobolada dalka.
Qeybaha kala duwan ee Beesha Gaaljecel ayaa Shirweyne ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay kaga arinsadeen qodobo dhowr ah...
Norway's security and intelligence agency, PST, has announced the arrest of two Somali sisters who returned from Syria early Wednesday, along with their children.
The Norwegian authorities charged the sisters with being members of the ISIS organization.
Norway has announced that it is repatriating two sisters, Ayaan and Leila Juma, and...
Hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka dalka Norway ee PST ayaa shaacisay in la xiray labo gabdhood oo walaalo ah oo Soomaaliya kasoo jeeda, kuwaas oo ka soo laabtay dalka Suuriya horraantii Arbacada, iyaga iyo carruurtooda.
Maamulka Norway ayaa gabdhaha walaalaha ah ku soo oogay dacwad ah in ay ka tirsan...
Somali Police Commander Brigadier General Sulub Ahmed Firin received in his office the Police Commander of the African Union Operation ATMIS Hillary Sao Kanu and the officer led by him.
The meeting discussed the acceleration of cooperation between the ATMIS Police and the Somali Police Command, and that the ATMIS...
The Prime Minister of the Federal Government of Somalia, Hamse Abdi Barre, has laid the foundation stone of the Flour Factory, which is the first of its kind that Somali businessmen have implemented in the country after the collapse.
The Prime Minister, who is encouraging investment in the Industry and...


















