Wednesday, August 12, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Afhayeenka Guddida 33-ka ee Garaadada ku sugan Laascaanood, ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin dagaalka ay Somaliland ku baaqday, isaga oo sheegay in Somaliland ay maanta soo weerartay magaalada. Caaqil Cabdirisaaq Maxamed Xasan Falaalug ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay saaka barqadii kusoo qaadeen weerar balaadhan. "Saaka markii ay 9:30...
The Minister of Internal Affairs and Reconciliation of the Federal Government of Somalia, Ahmed Macalin Fiqi, has revealed that the Al-Shabaab group has been an obstacle for the country to hold elections in person and vote. Minister Fiqi said that there are millions of people living in the areas controlled...
Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Al-shabaab ay caqabad ku aheyd in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah. Wasiir Fiqi ayaa sheegay in deegaanada ay kooxda ka taliso iney ku noolyihiin dad malaayiin...
Ciidamo ka tirsan kuwa Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta Isgoyska Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ku dilay rag hubeysnaa oo la sheegay iney ka tirsan yihiin kooxda Al-shabaab. Raggaan toogashada ay ku dileen ciidanka Nabadsugida ayaa ahaa laba ruux oo ku hubeysnaa laba qori ayaa la sheegay iney ku handadayeen...
The Ethiopian government today named Getachow Reda as the interim president of the Tigray region, according to a recent news release from the Prime Minister's Office, Abiy Ahmed. Getachow Reda, who previously held various positions in the Ethiopian government before the conflict between the TPLF and the Ethiopian government, as...
Shirka Todobaadlaha golaha wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo uu Maanta shir guddoominaayay Raysal wasaaraha Xukuumadda Xamse Cabdi Barre ayaa warbixin looga dhageystay guddiga ka talo bixinta sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka ay la kulmaan Darawalada ku shaqeysta Mooto Bajaajta. Guddiga ayaa soo bandhigay daraasad baaritaano iyo xogwareysi ah oo ay...
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa beeniyay warar warbaahinta qaar qortay oo sheegayay in ciidamo hubaysani ay xafiiskiisa ku weerareen. Wasiir Koore ayaa sheegay in aanu isagu akhrisan wararka laga qoro, isla markaana anay dhibaynin, lakiin markasta qaraabada iyo asxaabtiisu ay ka murugoodan oo ay run u qaataan,...
The African Union has requested about 90 million dollars for its peacekeeping forces in Somalia, which provide support to their military forces in the fight against Al-Shabaab. Ambassador Bankole Adeoye, the head of the African Union for political, peace and security affairs, said that more than 19,600 soldiers of the...
Midowga Afrika ayaa dalbaday lacag ku dhow 90 milyan oo dollar oo loogu talagalay ciidamadooda nabad ilaalinta ah ee ku sugan Soomaaliya, kuwaas oo taageero siiya ciidamadooda milateriga ee dagaalka kula jira Al-Shabaab. Danjire Bankole Adeoye, oo ah guddoomiyaha Midowga Afrika ee arrimaha siyaasadda, nabadda iyo amniga, ayaa sheegay in...
The House of People's Representatives of Ethiopia decided by a majority vote to remove the TPLF group from the list of Terrorists, which was added by the Ethiopian government during the war in Northern Ethiopia. Although there was a long debate in the Ethiopian Parliament on the issue of removing...