Thousands of soldiers from Ethiopia have crossed the border from Somalia, who have reportedly set up military bases in Dollow and other areas of Gedo region.
This force, whose actual numbers have not yet been revealed, has been pouring into Gedo region since last month, and it is being reported...
M JSL Speaker's Office
1h ·
The President of the Republic of Somaliland held an break the fast and dinner meeting with the country's leading scholars.
Hargeisa-02-04-2023- ()- The President of the Republic of Somaliland, Mr. Muse Bihi Abdi, held a large gathering of Ifur and dinner at the presidential palace for...
Xafiiska Afhayeenka M JSL
55m ·
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo kulan Afur iyo casho ah la qaatay culimada waaweyn ee dalka.
Hargeysa-02-04-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan ballaadhan oo Afur iyo casho isugu jira qasriga madaxtooyada ugu sameeyey culimaa’udiinta waaweyn ee reer Somaliland.
Munaasibadda oo ay madaxweynaha kala qaybgaleen madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda...
Taliyaha Aaga Bariga ee Millateriga Somaliland Cali Barre, ayaa sheegay in ciidamada millaterigu ay guul ka gaadheen dagaalkii maanta, oo ay qabsadeen maxaabiis iyo baabuur.
Taliyaha ayaa sheegay in ay qabsadeen in ka badan 10 maxbuus oo uu ju jiro xildhibaan Faarax Maxamed Dalmar, oo hore uga tirsanaa Baarlamaanka Puntland.
"Maxabiista...
The United States government has called for an end to the Lasanood war, and for Somaliland to come up with a clear path to elections.
The United States government has expressed concern over the ongoing conflict in Lasanod, and called on the parties to calm the situation and come together...
Dowlada Maraykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaalka Laascaanood, iyo in Somaliland la timaado wado qeexan oo doorasho lagu gaadhayo.
Dowlada Maraykanka ayaa walaac ka muujisay colaada ka taagan Laascaanood, waxayna ku baaqday in dhinacyadu xaalada dajiyaan isla markaana ay isugu yimaadaan miiska wadahadalka, waxayna sheegtay in sii socoshada...
Danjiraha Soomaaliya ee Serbia Maxamed Cabdullaahi Axmed ayaa kulan la qaatay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Maaliyadda Serbia Mudane Dr. Siniša Mali.
Kulankan gaarka ah oo ay labada Mas’uul yeesheen oo aad muhim u ahaa ayay kaga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhaxeeya labada dal.
Inta kulanku socday...
Haweeney Soomaaliyeed ayaa cisbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ku umushay afar carruur ah.
Agaasimaha Isbitaalka Fartuun Shariif ayaa sheegtay in carruurtan iyo hooyadood ay xilligan caafimaad qabaan.
Haweeneydan ayaa ka timid degmada Cadale ee gobolka Sh/dhexe oo qiyaastii 120 KM dhanka waqooyi bari kaga beegan magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.
Marwo Shariif...
Bankiga adduunka ayaa Dowladda Soomaaliya ku bogaadiyay inay gaartay horumarro si dalka uu u noqdo mid u qalma in si buuxda looga cafiyo deymaha iyadoo la raacayo Hindisaha waddamada deymaha badan lagu leeyahay (HIPC).
Dhowrka bilood ee soo socda ayuu Bankiga Adduunka sheegay in ay si dhow ula shaqeyn doonaan...
Haweenay ayaa geeriyootay kadib markii uu Dooxa Hargaysa qaaday baabuur ay la socotay xalay.
Gabadha oo magaceeda lagu sheegay Najax isla markaana ahayd hooyo 5 caruura haysatay, ayaa geeriyootay kadib markii uu daad qaaday baabuur Probox ah, oo ay la socotay, isla markaana waxa lagu guuldaraystay in la bad baadiyo,...

















