Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa waxaa soo food saartay cabsi hor leh oo laga qabo in ay dib ugu dhacaan halbeegyada ay beesha caalamku dib u cusboonaysiisay joogitaankooda Soomaaliya.
Todobaadkan, Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AUPSC) ayaa sheegay in howlgalka ATMIS uu kaalin weyn ka qaatay...
Kooxo bastoolado ku hubeysnaa ayaa Xalay fiidkii ku dilay degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho haweeney lagu magacaabi jiray Shukri Cali Mahad Alle.
Dableyda hubeysneyd ayaa marxuumada dhowr xabadood la dhacay iyadoo fadhisay albaabka hore ee gurigeeda oo ku yaala xaafada Ciisa Cabdi ee degmada Deyniile.
Kooxda fulisay dilka haweeneydaan ayaa si...
The President of the United States of America, Joe Biden, extended the state of emergency in Somalia for one year, due to the insecurity in Somalia.
"The situation in Somalia remains an extraordinary threat to the national security and foreign policy of the United States," Biden said in a speech...
Madaxweynaha dalka Mareykanka, Joe Biden, ayaa muddo hal sano ah ku kordhiyay xaaladda degdegga ah ee qaran ee ku saabsan Soomaaliya, sababo la xiriira amni-darrada ka jirta Soomaaliya.
"Xaaladda ku saabsan Soomaaliya waxay sii ahaanaysaa khatar aan caadi ahayn oo ka dhan ah amniga qaranka iyo siyaasadda arrimaha dibadda ee...
Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa magaalada Muqdisho Ergayga gaarka ah ee Xasilinta iyo Ilaalinta arrinaha Rayidka ee goobaha dagaalada Maxamed Cabdi Waare.
Raysal wasaare Xamse ayaa sheegay in Maxamed Cabdi Waare uu yahay khabiir aqoon duruqsan u leh arrimaha loo magacaabay,...
Dowladda Hindiya ayaa ugu tabarucday 2 milyan oo dollar Sanduuqa Qaramada Midoobay si ay u taageerto Hawlgalka ku Meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS).
Dowladda Hindiya ayaa sheegtay inay ka go'an tahay nabad iyo xasillooni ka dhalata Soomaaliya iyo Geeska Afrika.
Horey, Hindiya ayaa 4 milyan oo dollar...
Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta jeediyay khudbad dhinacyo badan taabaneysay oo la xariirtay inta badan amniga dalka ayaa ugu baaqay masuuliyiinta dowladda Fedaraalka iney la shaqeeyaan hay'addaha amniga.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo gaadiidka hubeysan ee lagu dhexmaro magaalada Muqdisho...
Wararka ka imaanaya deegaanka Ari qaruuf oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi Maanta lagu dilay shan ruux oo isku qoys ah.
Dilka dadkaan isku qoyska ahaa ayaa la sheegay iney geysteen Maleeshiyaad hubeysanaa oo dilka kadib si deg deg ah uga...
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo Gorgor ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku heynta deegaanka Galcad oo ka tirsan gobolka Galgaduud.
Ciidamada dowladda ee la wareegay deegaanka Galcad ayaa aroornimadii hore ee saakay xaafadaha deegaankaasi ka sameeyay baaritaano ay ku xaqiijinayaan amaanka guud ee deegaanka oo...
Wararka ka imaanaya deegaanka Bidde Ciise oo ka mid ah deegaanada hoostago degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ku dhexmaray ciidamo ka wada tirsan kooxda Al-shabaab.
Dagaalka dhexmaray Al-shabaab la sheegay inuu ahaa mid aad u xoogan oo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Warbaahinta...


















