Wednesday, August 12, 2026

Wararka Caalamka

ka dheeho oo ka daalaco warar xaqiiq ah shabakadda wararka ee www.warsom.com

Wajiga labaad ee howlglada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ayaa si rasmi ah uga biloowday deegaano ku yaala koonfurta magaalaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo ku teedsan hareeraha Wabiga Shabeelle. Howlgalada ka bilaawday Koonfurta Baledweyne gaar ahaan deegaaanada dhaca hareeraha Wabiga Shabeelle waxaa iska kaashanaya ciidamada dowladda iyo kuwa...
Somali President Hassan Sheikh Mohamud said that his government has requested military support from the governments of Djibouti, Ethiopia and Kenya, to take the next step against al-Shabaab. President Hassan Sheikh said that three countries that themselves faced Al-Shabaab attacks, will receive more troops and capabilities compared to the previous...
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in dowladdiisu ay taageero millatari ka dalbatay dowladaha Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya, Si loo qaado tillaabada xigta ee ka dhanka ah Alshabaab. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in saddex waddan oo laftooda la kulmay weerarrada Al-Shabaab, ay ka helidoonaan ciidamo iyo karti dheeraad...
The Interim President of Tigray Regional Government, Getachew Reda, today took over the new leadership of Tigray Region, taking over from the long-time President and TPLF leader Gebretsion. Getachow Reda also formed his cabinet today which includes former members of TPLF and other opposition parties in Tigray region. The new administration...
Madaxweynaha kumeelgaadhka ah ee dowlad degaanka Tigray Getachew Reda ayaa maanta la wareegay hoggaanka cusub ee gobolka Tigray, isagoo xukunka kala  wareegay Madaxweynihii mudada dheer soo hayay xilka isla markaana ahaa hoggaamiyaha TPLF Gebretsion. Getachow Reda ayaa sidoo kale maanta soo dhisay golihiisa wasiirada oo isugu jira xubno horey uga...
Shirka madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay ayaa waxaa Maanta ku biiray Saraakiil Militari oo ka kala socoda dalalka Jabtuuti, Kenya iyo Itoobiya. Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa shir guddoominaya shirkaan oo ay ka qeyb galayaan wasiiro ka...
Aun Prof: Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ahaa siyaasi iyo aqoonyahay xilal kala duwan kasoo qabtay Soomaaliya iyo Somaliland, ayaa ku geeriyooday magaalada Ankara ee dalka Turkiga. Buubaa waxa uu xilalka raysal wasaare ku xigeenka, Wasiirka Waxbarashada, Wasiirka arrimaha dibadda iyo Wasiirka maaliyadda kasoo qabtay Soomaaliya, isaga oo sidookale noqday...
Ciidamada Booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhiga degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ayaa gacanta kusoo dhigay nin ku eedeysan kufsi iyo afduub uu u geystay gabar aad u da'yar. War qoraal ah oo kasoo baxay Taliska qeybta guud ee ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in ciidanka...
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kalsooni ka muujiyay in duullaankiisa cusub ee milateri ee ka dhanka ah Al-Shabaab uu ka adkaan doono kooxda Al-Shabaab. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wareysi siiyay wargeyska afka dheer ee Financial Times, ayaa u sheegay inuu rajaynayo in weeraradii ugu dambeeyay ee ka dhanka ahaa Alshabaab ay...
Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay iyadu gacanta ku hayso amniga gobolka Sool, xili dagaal mudo socday uu Laascaanood ka dhacay xalay. Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye ayaa qoraal uu ku baahiyay bartiisa Twitterka ku sheegay in ciidamada Somaliland ay gacanta ku hayaan amaanka gobolka. "Ciidamada Somaliland ee gobolka Sool...